Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay magaalada Adis Ababab kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.
Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka labada dal gaar ahaan iskaashiga ay wadaagaan sida Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda.
“Waxaan maanta...
Dowladda UK ayaa maxkamad soo taagaysa nin looga shakisan yahay inuu yahay Daacish, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka safray UK una baxay Soomaaliya si uu uga qeyb qaato dagaalada kooxda.
Mohamed Farah Mohamoud oo ka soo jeeda magaalada Bristol,...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan salaan iyo is-xog wareysi ah oo uu maanta la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Farmaajo ayaa sheegay in...
Warbixinno sirdoon ayaa shaaca ka qaaday in saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka Suudaan ay ka qeyb qaadanayaan tababarka ku dhowaad kun askari oo Soomaali ah oo lagu diyaarinayo deegaannada Galmudug ee bartamaha Soomaaliya.
Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynae Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kala qeyb galaya hoggaamiyeyaasha Afrika Meertada 39-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika,...
Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog xasaasi ah oo ku saabsan xiriir hore oo dhex maray madaxii shirkaddaas iyo maalqabeenkii geeriyooday...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu wado dadaallo uu maalgashi ugu raadinayo Somaliland, isaga oo xusay in uu doonayo in uu abuuro deegaan ku habboon maalgashiga, isaga oo soo bandhigay khayraadka kala duwan ee Somaliland...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa si adag u adkeeyay baahida loo qabo in la soo dadajiyo helitaanka ciidamo ku filan Soomaaliya iyo maalgelin waarta oo lagu xoojiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), si loo...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay is hortaag ay sheegeen in ciidamada ammaanku ku sameeyeen Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo ka qayb geli lahaa kulan Golaha Mustaqbalka oo ay xalay...
Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya kaddib markii ay kordheen taageerrada Ciidan iyo tababarka ciidamada cusub ee loo tababarayo Dowladda Federaalka sida ay ku warrameen ilo kala duwan.
Diyaaradaha nooca Ciidanka wax u qaada...









