Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya & Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha & adkaynta Nidaamka Internetka sida lagu xusay bayaan kasoo baxay Labadaas hay’adood.
Soomaaliya waxaa heshiiskaan u saxiixay Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta...
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ka qaybgalaya shirka Dowladda iyo Mucaaradka u dhaxeeya.
wararka qaar ayaa sheegaya in ugu horrayn ay soo hormarayaan ilaalada Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni & kuwa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Magaalada Muqdisho ku toogatay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen 4 qof, waxaa lagu magacaabaa Cabdi Cabdulqaadir Maxamed oo la sheegay in ‘AS’ looga dhex yaqaanay Xuseen iyo Farxmaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Jarmalka, kuwaas oo uu hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta, Niels Annen, iyo Safiirka Jarmalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdulfataax Alsiisi, ayaa Axaddii shaaciyay in dalkiisu uu sii wadi doono qorshaha uu ciidamo Masaari ah kaga mid noqonayo howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah taageerada Masar...
Xildhibaanno Mucaarad ah oo la magac baxay Xildhibaanada Baarlamaanka xorta ah ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga digayaan tallaabooyin ay ku tilmaameen wax-ka-beddel Dastuur oo aan la isku raacsanayn, isla markaana aan marin habraacyadii rasmiga ahaa ee...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadallada nacaybka ah ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka sheego Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in hadalladaasi aysan wax saameyn ah ku yeelan xiriirka rasmiga ah ee ka...
Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Hishabeelle ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay amniga iyo arrimaha binu aadanimo ee ka taagan deegaannada Maamulkaasi.
War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirrada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in 1.5 Milyan oo ruux ay...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa si adag u adkeeyay mowqifka dowladda ee ku aaddan midnimada iyo madax-bannaanida dalka, isaga oo sheegay in Soomaaliya ay ku socoto siyaasad nabadeed oo ku dhisan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa lagu wadaa in uu la kulmo dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay uga wada hadlaan Amniga Badda Cas, Marinka Baab Almandab iyo xoojinta iskaashiga labada Dal.
Madaxweyneyaasha Dowladaha...









