Senator Jim Risch, oo ka tirsan Golaha Senate-ka Mareykanka, ayaa sheegay in Mareykanku wajahayo khataro amni oo dhab ah oo ka dhalanaya nabadgalyo darada Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay in ay muhiim tahay in dadaallada la-dagaallanka argagixisada iyo gargaarka...
Kala-guurka amniga Soomaaliya ayaa wajahaya halis sii kordhaysa, kaddib markii Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uu galay dhaqaale-xumo ba’an, taas oo si toos ah u saameyn karta hawlgallada amni iyo dadaallada lagula dagaallamayo Al-Shabaab. AUSSOM, oo...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo madaxda Dalka Carbeed ee Qatar kaddib markii uu xalay gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalkaas. Waxyaabaha ay kawada hadlayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiir...
Golaha Shacabka iyo Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii saddexaas oo xiriir ah isku dayaya kulan looga hadlayo Arrimaha Dastuurka Dalka gaar ahaan cutubyada 5aad ilaa 9aad oo labadii fadhi u dambeeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ku aaddan xoojinta is-dhexgalka Geeska Afrika iyo in si nabad, wada-xaajood iyo is-afgarad ku dhisan loo helo marin Itoobiya u fura Badda Cas, isaga oo ku tilmaamay arrin...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si adag uga digay isku day kasta oo lagu carqaladeynayo amniga, xasilloonida iyo nidaamka maamul ee deegaannada Koonfur Galbeed, isagoo carrabka ku adkeeyay in cidna aan loo oggolaan doonin inay...
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada Maraykanka ee ka howlgala Jubaland. Wuxuu Madaxweynahu Sarakiisha uga mahadceliyay iskaashiga dhinaca amniga, gaar ahaan dhinacyada...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Khamiistii u diray 10 xildhibaan gobollada Awdal iyo Salal, halkaas oo uu si goos-goos ah uga dhacay dagaal beeleed salka ku haya muran dhuleed. Dagaal beeleedkan ayaa ka dhashay muran la xidhiidha...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay mas’uul ka tahay dagaalladii cuslaa ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Mudanayaasha ayaa sheegay in rabshadahaasi...
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee qaadka (miraa), tallaabo taariikhi ah oo soo afjaraysa 15 sano oo hakad iyo xannibaad ah. Go’aankan oo ay ansixisay Golaha Amniga Qaranka...