Wasiirka Arrimaha Dibadda, Masar ee Dr. Badr Abdel Aaty, ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay leedahay muhiimad istaraatiiji ah oo gaar ah, isaga oo ku tilmaamay “tiir-dhexaad ka mid ah amniga qaranka Masar, Carabta iyo Afrika”. Hadalkan ayuu ka jeediyay...
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xoogga saartay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin, taas oo muhiim u ah xoojinta iskaashiga gobolka, koboca dhaqaalaha, iyo ilaalinta xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika. Warbixin ay soo bandhigtay...
Kooxda Gurmadka Degdega ah ee RSF ayaa lagu eedeeyay duqayn lagu beegsaday xannaano wax lagu baro Carruurta oo ku taalla Magaalada Kalogi ee Gobolka Kordufaan ee horay loo oran jiray Bartamaha Suudaan, waxaa ku dhimatay weerarkaas 50 qof oo...
Gobolka Jubada Hoose waxaa deegaanno katirsan ka billowday barakaca ay samaysanayaan Dadka Xoolo dhaqatada ah kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay Abaar si ay u raadsadaan dhulka ay ku dhacday dhibicda roobka. Qaar kamid ah qoysaska ka baracay deegaannadooda...
Wasiirkii Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay kadib markii go’aankii uu warbaahinta ka akhriyay Khamiistii ee uu ku fasaxay munaasibadda Xeer Ciise uu sababay rabshado ay ku dhinteen dad badan oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, xaaladda gobolka...
Machadka West Point oo laga leeyahay dalka  Mareykanka ayaa soo saaray warbixin cusub oo sheegaysa in khataraha argagixisada ay aad uga sii kordhayaan Afrika, isla markaana la helay caddeymo muujinaya in Xuutiyiinta Yemen ay wada-shaqayn la sameeyeen kooxda Daacish...
Feeryahannada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Cali ayaa muuqaal ay ku baahisay barta TikTok ku shaacisay in Dowladda Mareykanka ay u diiday dal-ku-gal ay kaga qayb-geli lahayd barnaamij si toos ah looga daawan doono Netflix, kaasoo ay kasoo qayb-galayaan...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa si wadajir ah uga fuliyay deegaanka Coosweyne ee gobolka  Galgaduud. Howgalkan ayaa la sheegay in ciidamada iskaashanaya ay ku dileen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo halkaasi fariisimo...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo si kulul uga hadlay dibadbaxyadii rabshadaha watay iyo khasaaraha ka dhashay Rasaastii tooska ahayd ee Ciidamada rideen waxa uu ku tilmaamay dhiilo & dheg-xumo aan dhegaha u wanaagsanayn. Cirro ayaa tacsi u diray...