Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ka wada deegaanada hoostaga degmooyinka Waajid iyo Xudur ee gobolka Bakool. Howlgaladaan ayaa ah kuwa ciidanka xoogga dalka ay ku doonayaan in kooxdu ay...
Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan oo ku dhawaaqday Xukuumaddeeda ayaa Golaha Wasiirrada waxa ay ka reebtay Xuseen Maxamed Baashe oo Soomaali ah balse ku dhashay Dalkaas kana mid ah Ganacsatada Dalkaas dhaqaalaha badan haysta. Xuseen waxa uu ku dhashay Magaalada...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xaqiijiyay in uu bilaabay baaritaan rasmi ah oo la xiriira eedeymo la sheegay in loo geystay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitax Axmed Xuseen oo laga reebay duulimaadka Turkish Airlines, isla markaana lagu sameeyay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen agagaarka deegaanka Moora gaabeey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa...
Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Ceelka Baarakalaah, oo ah fariisin istaraatiiji ah oo ay togga Baallade kaga sugan yihiin maleeshiyaad ka tirsan ururka Daacish. Wararka hordhaca...
Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cabdi Jaamac oo dhanka kale kamid ahaa Dhallinyarada Degmada Guriceel. Booliiska ayaa ku guulaystay soo qabashada ninkaas dilka ku...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu ka dhex jiro hay’adaha siyaasadda dalka, isaga oo tilmaamay in Soomaaliya wali la daala dhaceyso...
Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (DR Congo) sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo katirsan kooxaha gurmadka fidiyay. Warar is dhaafsan ayaa kasoo baxaya tirada rasmiga...
Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli karaa dagaal, sabab la xiriirta hadallada adag iyo dhaqdhaqaaqyada isbahaysi ee ka socda gobolka, xaaladan oo xataa soo jiidatay dalal ka fog...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay dhawaan soo kordhisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Warsaxafadeed ay soo saartay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...