Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka ee suuqyada magaalada Bosaso, iyadoo sicirka fuustada shidaalka uu si muuqata uga kordhay qiimihii shalay. Sicirka Shidaalka ee Shalay: Fuusto Naafto: $116 Fuusto Batrool: $142 Sicirka Shidaalka ee Maanta: Fuusto Naafto: $138 Fuusto Batrool: $160 Kororka qiimaha ayaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo uga digay in wax-ka-beddel dastuur oo hal dhinac ah iyo qorshayaal doorasho oo muran dhaliyay ay dalka gelin karaan...
Ciidamada Qalabka Sida ee dalka Iiraan ayaa beeniyay in ay gantaal ku weerareen Turkiga, iyagoo ku adkeystay in ay inay ixtiraamayaan madaxbannaanida iyo darisnimada dalka Turkiga. War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada Iiraan, laguna baahiyay warbaahinta dawladda ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay in dowladddu ay guda-galayso wejiga hirgelinta iyo dhaqan-galka qodobbada Dastuurka ee ay dhawaan ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada ansixinta ay ahayd guul...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si cad u diiday wax-ka-beddelka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in habka lagu fuliyey uu jebiyey shuruucda dastuuriga ah, xeer-hoosaadyada Baarlamaanka, iyo shuruudda aqlabiyadda laba meelood laba (2/3) ee labada Aqal. Golahu wuxuu caddeeyay in...
Afar carruur ah ayaa ku naf waayay qarax ka dhacay koonfurta dalka Jabuuti, oo masuuliyiinta dowladu ay sheegeen in la tuhunsanyahay in ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn, sida ay warisay Addis Standard oo xiganaya AFP. Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti,...
Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay ansixinta dhammeystirka dib u eegista Dastuurka dalka, kaas oo qabyo ahaa tan iyo sannadkii 2012-kii. Baarlamaanka ayaa si wadajir ah u ansixiyay Cutubyada 4-aad ilaa 13-aad...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in haddii maanta uu Baarlamaanka 11aad ee Federaalka ansixiyo Dastuurka wax ka baddelka lagu sameeyay uusan ka dhaqangeli doonnin deegaannada maamulkaas uu maamulo. Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu dhaleeceeyay tallaabada wax ka baddelka loogu...
Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta xalay waqti dambe la hadlay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Caynaanshe oo deegaan doorashadiisu tahay Gobolka Bari ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa...
Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta loo fuliyay howlgal ka dhacay Xeendaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo lagu soo xiray Lataliyaha Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Maxamuud Hurre. Booliiska ayaa Axmed Hurre ku...