Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga leex leexan doonin in tallaabo laga qaado.
Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa...
Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan ayaa balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono amni xumada ka jirta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Guddoomiye Maxamed Xuseen Carab...
Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu Soomaaliya ku leedahay arrintan.
Hay’adda Socdaalka ee Switzerland (SEM) ayaa qorsheyneysa duulimaadyo gaar ah oo lagu...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha qarax ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxan ku dhintay illaa saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen ilaa...
Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen mushaaraadkii iyo raashiinkii ay siin jireen ciidamada ku sugan gobolada Sool iyo Cayn, kadib markii deegaanadaasi ay la safteen maamul goboleedka cusub ee Waqooyi Bari ee dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo sii...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faashir ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa gunaanadkii fadhigaas waxa uu dhinacyada is haya ugu baaqay in ay wadahadlaan.
Goluhu waxa uu sheegay in keliya dhibaatooyinka...
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka warbixisay xaaladda amniga guud ee deegaannada Jubaland, iyadoo si gaar ah u sharaxday xaaladda ka dhalatay colaadaha beelaha ee degmada Luuq, waxaana lagu xusay dadaallada socda ee lagu xallinayo xiisaddaas, si loo xaqiijiyo nabadda,...
NIRA Card Kaarkan oo muhiim u ah helitaanka adeegyada Dowladeed sida dhalashada, baasaboorka, iyo aqoonsiga rasmiga ah, ayaa noqday il dhib iyo laaluush dad badan ay kala kulmaan maalin kasta. Hooyooyin u seexda habeeki iyo arday badan kuna silicsan...
Doon ganacsi oo lagu magacaabo “Fazle Rabbi” (M.S.V. 2192) oo laga leeyahay dalka Indiya ayaa ku gubtay xeebaha Soomaaliya markii dab si lama filaan ah uga kacay qolkii matoorka, taasoo gebi ahaanba baabi'isay markabka.
Doontaan ayaa ka ambabaxay dekedda Kismayo...
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland oo garab ka helaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada is kaashanaya ayaa howlgalada si gaar...









