Enzo Maresca Oo Si Aan Gabasho Laheyn U Weeraray Noni Madueke
Tababaraha cusub ee Chelsea, Enzo Maresca, ayaa si toos ah uga hadlay niyad-jabka Madueke ee kooxda, xilli kooxda Arsenal ay si gaar ah u...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland oo kulan...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa Kulan Wadatashi ah la qaadatay Bulshada Degmada Dhoobley, kaasoo lagaga hadlayay horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada...
Arsenal Oo Markii Ugu Horreysay Si Arxan Darra Ah Uga Hadashay...
Arsenal ayaa si rasmi ah uga hadashay dacwado culus oo loo heysto Thomas Partey, kaasoo hadda wajahaya shaqaaqo sharciyeed oo ah eedeymo kufsi iyo...
Gyökeres Oo Diiday Laba Dalab Oo Waa-weyn; Wuxuu Keliya Doonayaa Inuu...
Weeraryahanka kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres ayaa si cad u diiday laba dalab oo waaweyn oo uga yimid kooxaha Sacuudiga, sida uu qoray...
Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Tallaabo Taageerayaasha Kubadda Cagta Farxad-gelisay Kadib Geeridii...
Kooxda Liverpool ayaa la soo warinayaa inay bixin doonto dhammaan mushaharka ka dhiman qandaraaska Diogo Jota ee labada sano, si loogu taageero qoyskiisa kaddib...
Xabi Alonso Oo Qalbada Jebiyay Taageerayaasha Arsenal;
Xabi Alonso ayaa si cad u muujiyay in weeraryahanka reer Brazil, Rodrygo uu weli door muhiim ah ku leeyahay Real Madrid, isagoo sidoo kalena...
Bellingham Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Saameynta Arnold Ay Ku...
Jude Bellingham ayaa si murugo leh uga hadlay saameynta weyn ee geerida Diogo Jota ku yeelatay saaxiibkiisii Trent Alexander-Arnold, isagoo muujiyay in xiddiga Liverpool...
Lamine Yamal Iyo Nico Williams Oo Isku Dhacay; Hadaba maxaa sababay
Lamine Yamal ayaa la sheegay inuu si aad ah ula yaabay go’aanka Nico Williams uu ku saxiixay heshiiska cusub ee uu ku sii joogi...
Chelsea oo ku guuleysatay Abaalmarin Lacageed Kadib Markii Ay Gaartay Semi-finalka...
Chelsea ayaa sameeyay guul weyn kadib markii ay iska xaadiriyeen semi-final-ka Club World Cup, taasoo keentay in kooxda ay kasbato lacag dhan £60m.
Kooxda reer...
Wicitaankii Ugu Dambeeyay Ee Diogo Jota Ka Hor Geeridiisa Oo La...
Waxaa si murugo leh loo xaqiijiyay in Diogo Jota, weeraryahankii Liverpool ee geeriyooday toddobaadkan, uu ku jiray waqti farxad leh ka hor shilkii naxdinta...









