Midowga Yurub oo hakiyay hilibka laga keeno Namibia kaddib markii cudurka...

0
Midowga Yurub ayaa si ku-meel-gaar ah u hakiyay soo dejinta hilibka cusub ee lo’da, idaha iyo riyaha qaarkood ee laga keeno Namibia, kaddib markii...

Kiiska Joseph Kabila iyo Soomaaliya: Mucaaradka ma u weecan karaan jabhado...

0
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, ayaa mar kale soo jiitay indhaha caalamka kaddib markii uu ku dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed...

Muuse Suudi oo lagu eedeeyay inuu feeray wariye ka Howlgala Muqdisho

0
Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa lagu eedeeyay inuu gacan ka hadal kula kacay wariye su’aalo ka weydiinayay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho,...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Kufsiga iyo Anshax-xumada

0
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo muddo dheer horyaalay Golaha Shacabka, isla markaana la doonayo inuu xoojiyo...

Shacabka Somaliland oo ku kala aragti duwan hadalka Trump: Magac cusub...

0
Hadal uu Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Youngstown ee gobolka Ohio ayaa dhaliyay dood cusub oo la...

Soomaaliya oo ka dhex muuqatay liiska dalalka la xiriira jebinta cunaqabataynta...

0
Dowladda Maraykanka ayaa tallaabooyin ciqaabeed oo ka badan 1.21 bilyan oo dollar ku soo rogtay bangiga Bank of America, kaddib markii lagu eedeeyay inuu...

ICRC oo ka digtay fatahaado ka dhasha El Niño oo malaayiin...

0
Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa ka digay in roobabka ka badan heerka caadiga ah iyo fatahaadaha la filayo inay Soomaaliya ka...

14-ka Oktoobar: Xusuusta Qaraxii Soobe iyo murugadii Muqdisho gilgishay

0
14-ka Oktoobar waa maalin murugo leh oo taariikhda Soomaaliya ku suntan, waana maalin dib u soo noolaysa xusuusta qaraxii weynaa ee ka dhacay isgoyska...

Taliyihii Nabad Sugidda Waliyow Cadde ee xilka laga qaaday oo la...

0
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caana Boore, oo ahaa taliyihii Nabad Sugidda qaybta Waliyow Cadde ee shalay xilka laga qaaday, la...

Larry André oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Xasan Sheekh,...

0
Danjirihii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, Larry André Jr., ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada...