Nin ku geeriyooday weerar shinni xilli uu ka qeyb galaayey Aaska...
Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday qabuuraha Sheekh Ooyaaye ee magaalada Jowhar, kadib markii Cali Maxamuud Axmed Talaad (Cali Muran) uu ku geeriyooday weerar...
Dhegeyso: Barnaamijka looga hadlayo wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo...
waxaad ku soo dhawataan barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Sidee kor looga qaadi karaa wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo...
MW JFS oo gaaray Tanzania si uu uga qaybgalo Shir madaxeedka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa barqonimadii maanta gaaray Dalka Tanzania halkaas oo uga qaybgalayo shir madaxeedka meertada...
Kororka Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo sababay in lacagaha lagu raaco Gawaari...
Maanta oo kale todobaadkii hore ayuu qarxay dagaalka saamaynta taban ku reebay guud ahaan Caalamka ee u dhaxeeya Maraykanka oo garab ka helaya Xulufo...
Shir madaxeedka EAC oo maanta ka furmaya Magaalada Caruusha ee Tanzania
Magaalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa maanta ka furmaya meertada 25aad ee shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxaa madaxda ka...
Madaxweynaha JFS oo u safray Tanzania si uu uga qaybgalo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa duhurnimadii maanta ka safray Magaalada Muqdisho isaga oo ka qaybgalaya meertada 25aad ee Madaxda Dalladda Bulshada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ku Dhawaaqay muddo kordhin hal sano ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la...
Israa’iil oo maanta joojisay in Salaadda Jimcaha lagu Tukado Masjidka Al...
Maamulka Yuhuudda ayaa soosaaray amar ku saabsan in jimcaha maanta ah la joojiyay in Salaadda Jimcaha lagu tukado Masjidka Al Aqsaa iyada oo sabab...
James Swan oo loo Magacaabay wakiilka Qaramada Midoobay ee DR Congo
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay diblomaasiga Mareykanka James Swan inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta...
Maamulka Hirshabelle oo Xilalkii Ka Qaaday Mas’uuliyiin Ka Tirsan Buulo Burte
Maamulka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte Xasan Maxamed Cabdi iyo Duqii Magaalada Cabdisalaan Cali Maxamed, kadib dhacdooyin la xiriiray xubno...









