Laamaha amniga Magaalada Baydhabo oo xiray dad la xiriirinaya Laftagareen

0
Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaaladda siyaasadeed kadib isbeddelkii ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed. ciidamo lagu eedeeyay inay ka amar qaataan Xasan Sheekh Maxamuud...

Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka Soomaaliya & tabashada laga...

0
Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka...

Galmudug oo shaki gelisay dhexdhexaadnimada guddiga doorashooyinka

0
Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, daah-furan isla markaana lagu wada kalsoon yahay, iyadoo walaac ka muujisay doorka...

Madaxweyne Ciro oo la kulmay Raisul Wasaare Netanyahu {Sawirro}

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa intii uu ku guda jiray booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Israel kulan heer sare ah la yeeshay Raysal...

Muqdisho: In ka badan 46 Kun oo Arday oo u Fariistay...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe...

Maraakiibta ku xayiran Marinka Hormuz oo looga dhex dabbaaldegay heshiiska Maraykanka...

0
Maraakiibta Shidaalka wada ee ku xayiran Marinka Hormuz waxaa ku dhex dabbaaldegay Shaqaalaha saaran ee halkaas ku xayirnaa maadaama heshiis ay wadagaareen Maraykanka iyo...

Deni oo daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada DG Puntland

0
Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas, waxa uu u jeediyay khudbad uu uga hadlay Amniga,...

Ciidanka Danab oo 14 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal ka...

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay 14 ka tirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal qorsheysan oo laga fuliyay degmada Kurtunwaarey ee...

Qaramada Midoobey oo $10 Milyan ugu deeqday Soomaaliya

0
Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay Soomaaliya u qoondaysay $10 milyan oo degdeg ah si looga hortago halista macluul ee sii kordheysa, xilli malaayiin qof...

Madaxweynaha Somaliland oo gaaray dalka Israa’iil

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Israa'iil, isaga oo sheegay in booqashadiisa Israa'iil ay tahay mid taariikhi ah,...