Qiimaha Hilibka Geela oo sare u kacay, ka dib markii lagu...

0
Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa maanta laga waayay Hilibka Geela oo bulshada Soomaaliyeed ay si maalin leh u cunaan. Dowladda ayaa canshuuro dheeraad ah ku soo...

Dagaal ka dhacay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

0
Aargoosi ka biloowday jirdil loo geystay gabar u dhalatay mid kamida beelaha dega Degmada jalaqlaqsi ee Golka hiiraan ayaa sababay inuu isku badalo dagaal...

Dowladda muddo dhaafka ah oo markale weerar afka ah ku qaaday...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo wareysi gaar ah bixinaayay ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta ku bahoobay...

Qoysaska Shaqaalaha Markab lagu Haysto Xeebaha Soomaaliya oo Ka Digay Burburka...

0
Qoysaska shaqaalaha markab ay burcad-badeed ku haystaan meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya ayaa shaaciyey in xubnaha markabka ay weli ku jiraan gacanta kooxaha afduubka...

Maxkamadda Sare ee CQS oo amartay in Caafimaad Dibadda ah loo...

0
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa amartay in daryeel Caafimaad oo dibadda ah loo diro Kormeere Saddexaad Calasow Hiraabe Cali oo ah Sarkaal...

Israa’iil oo qiratay in iskaashi ciidan oo qarsoodi ah uu muddo...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in dalkiisu muddo dheer si qarsoodi ah ula lahaa Somaliland iskaashi dhinaca amniga iyo milateriga ah, isaga...

Burcad-badeed Soomaali ah oo weerarro kala duwan ku qaaday maraakiib marayay...

0
Burcad-badeed looga shakisan yahay ayaa isku dayay inay fuulaan markabka xamuulka qaada ee Greta Star xilli uu marayay koonfurta xeebaha Yemen 15-kii Juun, sida...

Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka laguma aamini karo mas’uuliyadda Hawada

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aan lagu aamini karin mas’uuliyadaha muhiimka ah ee qaran, isaga oo ku eedeeyay inay...

Wiil caan ka ah TikTok oo shil ku galay duleedka Muqdisho

0
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil naxdin leh oo galabta ka dhacay waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Balcad, kaas oo...

Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Dhaqaalaha Israa’iil oo ka wada hadlay maalgashi...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay...