Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya in doorashada soo socota ee...

0
Xukuumadda Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa diyaarisay qaraar ku saabsan in doorashada soo socota ee Maamulkaas ee 2029 laga dhigo mid Dadweyne si meesha looga...

Xasan Sheekh oo banaanka soo dhigay wada hadal dhexmaray Soomaaliya iyo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland mid aan u dhigmin aqoonsi caalami ah oo dhab...

Ciidanka Laftagareen oo dhaqdhaqaaqyo ka wada duleedka Magaalada Baydhabo

0
Duleedka magaalada Baydhabo waxaa sii xoogeysanaya dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee ay wadaan xoogag daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta...

Ciidanka gaarka ah ee Kenya oo howlgallo ka dhan ah AL-shabaab...

0
Ciidamo katirsan kuwa gaarka ah ee u xilsaaran la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ee Dalka Kenya ayaa howlgallo ka dhan ah AL-shabaab kawada...

Somaliland: Cidna Naguma Qasbi Karto Cidda Aanu Xiriir La Yeelanayno

0
Somaliland ayaa sheegtay inay xaq buuxa u leedahay inay doorato dalalka iyo dhinacyada ay xiriirka la yeelanayso, iyadoo sheegtay in cadaadisyada uga yimaada Shiinaha...

Musharax Xildhibaan oo lagu dilay degmada Afgooye

0
Murashax da’yar oo u taagnaa doorashada Golaha Deegaanka degmada Afgooye, Suleyban Axmed Guudle, ayaa xalay lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Afgooye. Rag...

NISA oo gacanta ku dhigtay walxo kiimiko ah oo loo waday...

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo sida ay hay’addu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay lo’da lagu daayo waddooyinka Muqdisho

0
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere, ayaa si rasmi ah u akhriyay go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...

Xiisad culus oo ka soo cusboonaatay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir

0
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad horleh oo markale kasoo cusboonaatay gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo dhawaan ay ku dagaalameen...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay gobolka...

0
Gobolka Sanaag Waxaa ka dhacay  shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu  sida ay goob joogeyaal xaqiijiyeen warbaahinta. Gaariga oo ahaa nuuca Baska ayaa...