Weerar ka dhacay Mandera, Kenya iyo cida lagu tuhunsan yahay

0
Booliska gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa  hortagay weerar la sheegay inay soo qaadeen dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab, kadib markii koox hubeysan ay...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay Dowladda Federaalka kuna saabsan qalab...

0
Jubbaland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si sharci-darro ah ula wareegtay ama u leexsatay shixnad qalab kalluumeysi ah oo sida la sheegay...

Xasan Shiikh oo la filayo inuu maanta gaaro Jowhar

0
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa maanta inuu gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la...

Muqdisho oo caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah

0
Magaalada Muqdisho ayaa caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah, xilli ay taagan tahay xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa hoggaanka dowladda iyo...

Ururrada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha oo dalbaday sii deynta Sacdiya...

0
Hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo ururrada haweenka ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci darro ah u xirtay gabadha u ololeysa arrimaha bulshada ee...

Aadan Madoobe oo loo doortay Hoggaamiyaha Koofur Galbeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa goordhow ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo, waxaana si...

Qaar kamid ah saraakiisha Dowlada soomaaliya oo bilaabay inay hubkooda kala...

0
Xilli muddooyinkii ugu dambeeyay dowladda muddo xileedka uu dhammaaday ay waday hawlgallo hub uruurin ah sida ay sheegtay xaafado badan oo kamid ah magaaladda...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan oo Ka Wadahadlay Sii-deynta Shaqaalaha...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan,...

Garsoore Cumar Cabqaadir Cartan oo ku laabtay Soomaaliya kadib markii loo...

0
Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa dib ugu laabtay Soomaaliya kadib markii loo diiday fursaddii uu kaga qayb geli lahaa Koobka Adduunka, iyadoo ay tani...

Haweenka Soomaaliyeed oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu wada hadal...

0
Shirweynaha qaran ee codka haweenka Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ayaa ugu baaqay , Xasan Sheekh Maxamuud, inuu si degdeg ah u...