Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay dhaawacyo iyo dhimasho ka dhashay rabshadihii...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan hal qof uu dhintay halka 55 kalena ay ku dhaawacmeen...
Farmaajo: Soomaaliya waxay gashay qalqal siyaasadeed oo halis ku ah amniga...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad qalqal siyaasadeed iyo amni oo halis ku ah xasilloonida, isagoo...
Xisbiga Himilo Qaran oo sheegay in eedeymaha hubka ay yihiin marin-habaabin
Xisbiga Himilo Qaran, ayaa si adag u beeniyay eedeymo dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo yeeray oo ku saabsan hub lagu sheegay in laga qabtay...
Ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan oo...
Ciidamo ka tirsan kuwa Birmadka Puntland ayaa saaka gadood ka sameeyay Taliska 54-aad ee duleedka magaalada Garoowe, halkaas oo muddooyinkii dambe uu tababar uga...
Ciidamo Macawiisleyda oo gaaray Cadale iyo iska horimaad ka dhacay Duleedka...
Ciidamo ka tirsan Macawiisleyda oo xalay ka baxay deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa si nabad ah waxay ay ku gaareen gobolka Shabeellaha Dhexe.
ciidamadaasi...
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo sheegay in ay ciidamo dowladda ka socda...
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda Federaalka inay maanta oo Sabti ah gudaha u galeen hoteelkiisa Elite...
Xeebta Liido oo xiran maalintii 4-aad
Xeebta Liido oo ah goobta ugu ballaaran Dalka ee Kulmisa Dalxiisayaasha Gudaha iyo Dibadda ayaa xiran maalintii afaraad kaddib markii Arbacadii uu halkaas degay...
Tahriibayaal ku dhintay Saxaha Niger
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku geeriyootay saxaha Niger kaddib markii uu ka halaabay Gaarigii ay la socdeen Tahriibayaashaan oo doonayay in ay gaaraan...
Turkiga ma xalin karaa Khilaafka Siyaasadeed ee Dowladda & Mucaaradka?
Dowladda Turkiga ayaa billowday dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka iyo Xubnaha Mucaaradka iyada oo saraakiil ka socota Ankara ay la kulmeen labada dhinac si ay isugu...
Mudaharaad Dad Ku Dhinteen oo ka Dhacay Degmada Sheekh ee Somaliland
Hal qof ayaa ku geeriyootay, halka qof kalena uu ku dhaawacmay mudaharaad maanta ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ee Somaliland, sida ay...









