Jubaland oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xubno ka tirsan mucaaradka, kuna...
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaareysay weerarradii iyo falalkii amni ee lagu beegsaday madax hore oo ka tirsaneyd dowladda federaalka, iyadoo ku...
Mareykanka iyo UK oo war ka soo saarey xaaladda Muqdisho
Dowladaha Mareykanka iyo UK oo kamid ah Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka saacadihii la soo dhaafay dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo...
Garoonka Muqdisho oo Xiran, Safiiro iyo Boqolaal Rakaab ah oo Ku...
Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa maanta si buuxda u xiran, iyadoo xaaladda amni ee ka taagan caasimadda ay sababtay in...
Gaadiid dagaal oo laga gubay ciidanka DF & dagaalkii oo weli...
Dagaallo culus oo xalay illaa saaka waaberiga ka dhacay degmooyinka Cabdicasiis iyo Howlwadaag ayaa sababay khasaarooyin kala duwan, iyadoo la soo sheegayo in labo...
DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay qeybo ka mid ah...
Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hub kala duwan ayaa goor dhow ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo rasaas xooggan iyo...
Puntland oo qabatay dagaalame u dhashay Yemen oo ka tirsanaa kooxda...
Afhayeenka Hawlgalka Calmiskaad, Gen. Maxamuud Jaamac Faadhigo, ayaa sheegay in ciidamada amniga Puntland ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsan kooxda...
Mucaaradka oo Muqdisho kawada abaabulka Bannaanbaxa berri xilli ay dowladda dul...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka, kulamadaan intooda badan waxa ay quseeyaan Amniga...
Digniin laga bixiyay howlgalka AUSSOM oo wajahasa caqabado dhaqaale oo sii...
Hay’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm (SIPRI) ayaa ka digtay in howlgalada nabad ilaalinta ee caalamiga ah oo uu ku jiro midka Soomaaliya ee AUSSOM...
Mareykanka oo raadinaya la-taliyeyaal ku takhasusay siyaasadda iyo qabaa’ilada Soomaalida
Taliska howlgalka gaarka ah ee Mareykanka ee Soomaaliya ayaa bilaabay inay raadiyaan khubaro la-talin ka bixiya siyaasadda, dhaqanka iyo qaab-dhismeedka qabaa’ilka Soomaaliya, sida lagu...
Mucaaradka Jabuuti oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu wiiqay kalsoonida nidaamka...
Siyaasiga mucaaradka Jabuuti Alexis Mohamed Gueldon ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud, inuu wiiqay kalsoonidii nidaamka federaalka dalka, isagoo sheegay in siyaasadaha dowladda federaalka...









