Maraykanka oo caddeeyay mowqifkiisa Midnimada & Wadajirka Soomaaliya
Warbixin ka timid Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo loo gudbiyay Congress-ka ayaa lagu sharaxay mowqifka Dowladdaas ee Soomaaliya, waxaana markale ay Washington caddaysay in...
Masar iyo AUSSOM oo ka wada hadlay amniga Soomaaliya iyo xoojinta...
Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, ayaa...
Maraykanka oo Dowladda Federaalka & Mucaaradka ugu baaqay in ay dib...
War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay dedaallada lagu xoojinayo dib usoo celinta wadahadalladii ay horay ugu kala tageen Dowladda...
Roobab mahiigaan ah iyo daadad xooggan oo hakiyay isu socodka Boosaaso...
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo saaray digniin ku saabsan khataraha ka dhasha safarka waddooyinka waaweyn xilligan oo ay da’ayaan roobabka Gu’ga, iyagoo shacabka ugu...
Weerarro kala duwan oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda...
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro kala duwan oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar, kuwaas oo loo adeegsaday qaraxyo jugtooda laga maqlay bartamaha...
Askari katirsan ciidanka Puntland oo Gobolka Nugaal ku dhaawacay Arday Imtixaan...
Saddex Arday ayaa ku dhaawacantay rasaas uu furay Askari katirsan ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland oo ilaalinayay Arday galaysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Maamulkaas oo...
Itoobiya oo maanta ka dhacaysa doorashadii ugu liidatay dalkaas tan iyo...
Dalka Itoobiya oo dadkeedu yahay 139 Milyan waxa ay maanta u tahay maalin doorasho balse uga duwan doorashooyinkii dalkaas soo maray tan iyo markii...
Ciidamada ammaanka Guriceel oo qabtay eedeysane lagu tuhunsan yahay dil ka...
Ciidamada Booliska degmada Guriceel, oo kaashanaya qeybaha kale ee Ciidamada Qalabka Sida sida Nabadsugidda iyo Milatariga, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo...
Maxamuud Sayid Aadan: Xalka Gobolka Gedo waa in wadatashi la isugu...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa Gobolka Gedo dhigtay Gogol ay isugu imaanayaan mas’uuliyiinta maamulkaas, Siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo dhinacyo kale si ay uga tashtaan Mustaqbalka Gobolkaas...
Dowladda Uganda oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya
Taliska Ciidanka Uganda ayaa shaaciyay in ay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya, kuwaasi oo la filayo in ay qeyb ka noqdaan howlgalka AUSSOM ee...









