Ciidanka Xoogga oo Sheegay Inuu Dilay Laba Horjooge oo ka Tirsanaa...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...
Maxkamadda CQS oo la horgeeyay Ajaanib u dhalatay Itoobiya oo ku...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxaa lasoo taagay Rag u dhashay Itoobiya oo la sheegay in ay katirsan yihiin kuwaas oo ciidamo katirsan Kuwa Sirdoonka...
Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay caqabad ku noqotay horumarinta...
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuad Abshir Axmed (Adeer), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay caqabad ku noqotay dadaalladii lagu xoojinayo iskaashiga waxbarashada iyo...
Iiraan oo sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu ku yimid qoray caaraddii
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu yahay mid ku yimid qoray caaraddii isla markaana aanay ku dhallan hadal jileec iyo cabsi ay...
Ciidanka Laftagareen oo weeraray Baydhabo
Ciidamo ka amar-qaato Madaxweynihii laga saaray Magaalada Baydhabo, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saakay weeraray Saldhig Ciidanka DowladaFederaalka iyo kuwa Badbaadada Koofur Galbeed ay...
Hay’adda caalamiga ah ee IPI oo ka digtay kororka weerarrada iyo...
Hay’adda caalamiga ah ee International Press Institute (IPI) ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan waxa ay ku tilmaamtay weerarro sii kordhaya, xarig, handadaad...
Muwaadin Mareykan ah oo lagu eedeeyey inuu si sharci darro ah...
Muwaadin Mareykan ah oo lagu eedeeyey inuu si sharci darro ah ugu sugnaa Kenya ayaa qosol ku abuuray maxkamad ku taalla Nairobi Khamiistii ka...
Diyaarado Dagaal oo duqayn ka fuliyay Gobolka Jubada Dhexe
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Dhexe ee Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan deegaanno hoostaga Degmada Jilib ayaa ku warramaya in halkaas ay ka dhaceen...
Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah oo ku sii jeeday...
Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal ka soo safray magaalada Muqdisho, kuwaas...
Geerida Madaxweynihii hore ee Yemen Cabdirabbu Mansuur Haadi oo lagu dhawaaqay
Waxaa maanta geeriyooday Madaxweynihii hore ee Yemen, Cabd Rabbuh Mansur Hadi, isagoo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga, sida ay...









