Geerida Madaxweynihii hore ee Yemen Cabdirabbu Mansuur Haadi oo lagu dhawaaqay
Waxaa maanta geeriyooday Madaxweynihii hore ee Yemen, Cabd Rabbuh Mansur Hadi, isagoo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga, sida ay...
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul ka socda magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado
Warar dhiillo leh ayaa ka Taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ku saabsan qaabka loo...
Midowga Yurub oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada doorashooyinka...
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka,...
Turkiga Daneeste Mise Saaxiib muddo15 sano ah ka dib muxuu Soomaaliya...
Xildhibaan Abdi-Malik Abdalla oo ka mid ah Barlamaankii waqtiga ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa hore u yiri “ Marar badan Waxaa la sheegaa in...
Puntland: Qofkii ku hara goobaha dagaalka Calmiskaad waxaa loo aqoonsan doonaa...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ugu baaqay dadka reer miyiga ah ee ku nool deegaanka Calmiskaad inay muddo...
Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Kismayo kadib salaaddii Ciidda, si adag ugu weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo...
Madaxweynaha Somaliland Jabuuti iyo Soomaaliya waxa aan u sheegaya in ay...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay wajahayso cadaawad iyo faragelin uga imanaysa dalal deris ah, isaga oo si gaar...
MW Xasan Sheekh “Amniga hala ilaaliyo oo yaan dib loogu noqon...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si qotodheer uga hadlay amniga ayaa shacabka ugu baaqay in ay is dhinac dhigaan kahor adkaynta...
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dalkiisu u baahan yahay marin...
Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay in dalkiisu weli aaminsan yahay in baahida Itoobiya ee marin badeed lagu gaadhi karo wada hadal...
Maalin kasta indha cadees Iyo sharci ku tumasho yaan lagu jirine...
1-In ciidamada ilaalada madaxweynihii hore ee soomaaliya sheikh shariif taliye Macalin Mahdi uu ku tilmaamay maleeshiyaad hubeysan, ay yihiin ciidan ka tirsan CXDS Guutada...









