Ciidamada Ammaanka DFS oo Degmada Kaaraan ku qabtay Kartoomo Khamri ah

0
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyeen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Kartoomo Khamri ah oo lagu hayay...

Dhageyso: Wabiga Shabeele oo biyo keenay &Saameynta isbadalka Cimilada

0
Bilihii lasoo dhaafay waxay biyo la’aan baahsan ay ka jirtay deegaanno badan oo uu maro Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga biyo yareeyay. Magaalada Baladweyne...

Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya oo waxaa maanta si rasmi ah uga...

0
Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay. Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda,...

Dowladda Morocco oo laga codsaday in ay ka shaqayso sii daynta...

0
Qoysaska 6 Muwaadin oo u dhashay Dalka Morocco kuna xiran Soomaaliya gaar ahaan Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa codsaday in laga gacansiiyo sii daynta dadkooda oo...

Trump oo dib u cusbooneysiiyay xaaladda degdegga ah ee Mareykanka ee...

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kordhiyay muddo hal sano ah xaaladda degdegga ah ee Mareykanka la xiriirta Soomaaliya, taas oo markii hore la soo...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Socdaalka, mid...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XJFS) ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xil-ka-qaadista Agaasimihii Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Sheekh...

Hindiya oo lagu xiray Soomaali lagu qabtay dahab ku kacaya $4.2...

0
Booliiska Hindiya ayaa Magaalada Mumbai ku xiray 26 ruux oo Soomaali ah oo 23 kamid ah ay Dumar yihiin kuwaas oo lagu qabtay 29.4...

Sarkaal amni oo xalay la weeraray gurigiisa

0
Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday dhacdo aad u layaab badan oo naxdin leh , kadib weerar xalay lagu qaaday Taliyaha xasilinta...

Ganacsatada Muqdisho oo joojisay isticmaalka Lacagta shillin Soomaaliga

0
Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu dalka lahaa ayaa maanta...

Wadahadalladii Mareykanka iyo Iiraan ee Islamabad oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday

0
Dowladda Mareykanka iyo Iiraan ayaa ku guuldarreystay inay gaadh aan heshiis nabadeed kadib wadahadallo muddo dheer socday oo ka dhacay caasimadda dalka Pakistan ee...