Taliyaha Ciidanka Uganda oo Turkiga u jeediyay dalab lacageed ama ciidankiisu...
Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo saaray hadallo si weyn u soo jiitay indhaha beesha caalamka, kaddib markii uu si...
Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan oo ka dhan ahaa Al-shabaab ka...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa xalay saqdii dhexe fuliyay howlgal qorsheysan oo si gaar ah loogu beegsaday bar kontorool...
Sidee ayay u dhacday Munaasabadda lagu maamuusayay 66 sano guurada kasoo...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay 66 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidanka Xoogga Dalka, waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan...
Wasiir ku eedaysan in Dad Sabool ah ay ka xadday Jiingado...
Agnes Nandutu oo ahayd Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gobolka Karamoja ayaa lagu xukumay 4 sano oo xabsi ah, waxaa lagu eedeeyay in ay xatooyo...
Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid oo ka digay khilaaf siyaasadeed iyo...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mustaqbalka khayraadka dabiiciga ah, isagoo muujiyay...
Puntland oo ka digtay khataro ku jira iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga
Puntland ayaa sheegtay in loo baahan yahay dib-u-eegis lagu sameeyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo ka digay in qaabka uu hadda u...
Djibouti: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kale dib loogu doortay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee Jimcihii shalay dalkaasi ka qabsoontay, isagoo helay 97.8% codadkii la dhiibtay, sida...
Booliska Soomaaliya oo maamulka Waqooyi Bari ku wareejiyay nin dil ka...
Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dil horey uga dhacay deegaan ka tirsan degmada Laascaanood, kaddib howlgal ay...
Madax ka kala tirsan Soomaaliya & Turkiga oo Dekedda Muqdisho kusoo...
Madaxda dalka & Mas’uuliyiin ka socota Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dekedda uga qaybgalaya munaasabadda lagu soo dhaweynayo Markabka Çağrı Bey ee shidaalka...
Shacabka Jabuuti oo saakay u dareeray Doorasho
Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saakay u dareeray doorasho kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay ay socdeen ololaha axsaabta loolamaysa oo mid weliba ballanqaaday in uu...









