Wafdi Sare oo ka socda Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan
Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Türkiye ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan caasimadda Mogadishu, si ay uga...
Nin British ah oo lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab oo...
Nin kasoo jeeda United Kingdom ayaa wajahaya dacwado la xiriira falal argagixiso oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay kooxda Al-Shabaab, kaddib baaritaan ay...
Markabka Çağrı Bey oo soo gaarey Dekadda Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Markabka qodaya Shidaalka ee Çağrı Bey oo 53 maalmood ka hor ka soo baxay Koofurta dalka Turkiga.
Markabka ayaa...
Deni oo ku amray ciidamadiisa inay u diyaar garoobaan dagaal lagu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Deni, ayaa ku amray ciidamada Puntland qeybahooda kala duwan in ay si adag isu diyaariyaan, isla markaana ay heegan...
Markabka Çağrı Bey oo Jimcaha kusoo xiranaya Dekedda Muqdisho
Dekedda Muqdisho waxaa Jimcaha kusoo xiranaya Markabka Çağrı Bey ee Turkiga u xilsaaran soosaarka Shidaalka isaga oo qabanaya shaqadii ugu horreeyay meel ka baxsan...
Ololaha Doorashada Jabuuti oo maanta soo idlaanaysa iyada oo maalin kaddib...
Waxaa maanta ku siman waqtiga ololaha Xisbiyada ku loolamaya Doorashada Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jimcaha ka dhacaysa Dalkaasi, berri oo Khamiis ah waala nasan doonnaa...
Ciidamo ka tirsan Galmudug oo ka gadooday mushaar la’aan
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ay saacadihii la soo dhaafay xireen waddada muhiimka ah...
Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Badbaadiyay Dooni Irani ah oo Lagu...
Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee howlgalka EUNAVFOR Operation Atalanta ayaa badbaadiyay dooni kalluumeysi oo laga leeyahay Iran, taas oo ay budhcad-badeed Soomaali ahi...
Taliyihii Sirdoonka Kacaanka Iiraan oo la dilay
War kasoo baxay Taliska Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa lagu xaqiijiyay in duqayn ay iska kaashadeen Maraykanka iyo Israa’iil lagu dilay Madaxii sirdoonka ee kacaankaas...
Bangiga Adduunka oo laga cabsi qabo inuu jaro taageerada miisaaniyadda Soomaaliya
Warar diblumaasiyadeed ayaa muujinaya in Bangiga Adduunka laga cabsi qabo inuu jaro kabka miisaaniyadeed ee uu siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, haddii aan xal degdeg...









