Duqayn ka dhan ah AL-shabaab oo ka dhacday Gobolka Baay

0
Duqayn lagu beegsaday AL-shabaab ayaa ka dhacday inta u dhaxaysa Magaalada Baydhabo iyo Daynuunaay ee Gobolka Baay sida ay ku warrameen ilo kala duwan,...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirrada

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sameeyey isku shaandhayn ballaadhan oo uu ku sameeyay Golaha Wasiirrada, taas oo isugu jirta xil-ka-qaadis, magacaabis iyo...

Maraykanka oo sheegay in la soo badbaadiyay duuliyihii labaad ee F-15E

0
Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in la soo badbaadiyay duuliyihii labaad ee diyaaraddii dagaalka ee F-15E Strike Eagle oo hore loogu soo riday gudaha dalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kulan kula yeeshay Odayaasha Dhaqanka Koonfur...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xilli uu ku sugan yahay...

Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Soomaaliya oo jimcaha ku wajahan xeebaha...

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa sheegay in markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu Jimcaha soo gaari doono gudaha...

Dad isugu jira Xoolo dhaqato & Beeralay oo abaar darran ku...

0
Dad isugu jira Xoolo dhaqato iyo Beeralay oo intooda ku nool deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa wajahaya xaalado dhanka Nolosha ah, waxa ay...

Dekedda Jiddah ee Sacuudiga oo xiriir la yeelanaysa dekedaha Berbera iyo...

0
Dekedda Islaamiga ah ee Jiddah ee dalka  Sacuudi Carabiya ayaa bilowday adeegyo cusub oo maraakiib ah oo si toos ah ugu xidhaya dekedaha Berbera...

Kulamo looga hadlayo Mustaqbalka Koofur Galbeed oo ka billowday Magaalada Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo xarunta Gobolka Baay waxaa ka billowday kulamo looga hadlayo mustaqbalka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo sidii Bulshada ay uga tashan lahayd howlaha geedi...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan iyo...

Shuute “Sharcigu ma yaqaano kan waa Mucaarad & kanna waa Muxaafid”

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida, Gaashaanle Sare, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin u diray Ciidamada labada heer ee ku sugan...