Koonfur Galbeed oo dil toogasho ah ku fulisay askari laba doolar...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ku fuliyey askari ka tirsanaa ciidanka Booliska gaarka ah ee maamulkaas oo dhawaan qof shacab ahaa...
Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirrada.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha...
Golaha Shacabka oo loo gudbiyay wax ka baddel lagu sameeyay Sharciga...
Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS waxaa maanta la horgeeyay sharciga Boliiska Soomaaliyeed oo wax ka baddel lagu sameeyay, waxaa qodobada qaar doodo ka...
Ciidamada ammaanka DG Puntland oo baaraya Doon ay ku qabteen Budooyinka...
War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay...
Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka...
Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.
Howlgalkaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen...
Turkiga oo sheegay inuu bilowday dhismaha saldhiga laga diri doono Dayax...
DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo...
XFS oo Dalal kala duwan kala kaashanaysa xal u helista xaaladaha...
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maalmo gudahood...
Deg Deg:-Eritrea oo Go’aansatay Inay Ka Baxdo IGAD
Dowladda Eritrea ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, kaddib warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay ajandaha shirka Kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ajandaha shirka mcuaaradka isugu imaan doonaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ujeeddadiisu tahay in...
Senator Ted Cruz oo sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay...
Dood si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha badda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika oo ka dhacday Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Maraykanka, ayuu...









