Kulmiye oo Xukuumadda ku Dhaliilay Wax-ka-qabasho la’aanta Dagaal Beeleedka Galbeedka Somaliland

0
Xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa dhaliilay xukuumadda Somaliland, isaga oo ku eedeeyay in aanay si dhab ah uga hawlgelin joojinta dagaal beeleedka ka...

Hay’adda hufnaanta Soomaaliya oo ka digtay khataraha ku xeeran kheyraadka shidaalka...

0
Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gashay marxalad cusub oo dhanka tamarta ah kaddib markii markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu toddobaadkan soo...

DFS oo sheegtay in aan la beegsan doonin mas’uuliyiinta Koofur Galbeed...

0
Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalka ay maanta kula wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

IGAD oo Ku Baaqday Wadahadal iyo Is-xakameyn Xaaladda Koonfur Galbeed

0
Ururka Goboleedka IGAD ayaa sheegay inuu si dhow ula socdo xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & Kuwa Koofur Galbeed oo ka...

0
Duleedka Magaalada Baydhabo waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya Mucaaradka Laftagareen iyo Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed...

Mas’uulkii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo isu casilay saameynta dagaalka...

0
Madaxii Xarunta Qaranka ee Ka-hortagga Argagixisada Mareykanka ayaa goordhow iscasilay, isagoo si cad u diiday dagaalka Mareykanka ku qaaday dalka Iiraan. Warqaddiisa iscasilaadda u gudbiyay...

Dowladda Federaalka oo Hakisay Duulimaadyadii tagi jiray magaalada Baydhabo

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hakisay duulimaadyadii rayidka ahaa ee ka bixi jiray Muqdisho una socday magaalada Baydhabo ee caasimadda gobolka Baay, kaddib markii...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray Dowladda...

0
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu joojiyay wada-shaqeyntii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed...

Ciidamo cusub oo ka socda dalka Jabuuti ee AUSSOM oo gaarey...

0
Ciidamo cusub oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti, ayaa si rasmi ah u gaaray...

Wasiir Faarax “Shuhadada Ciidamada Qalabka sida wax aan ugu magacdari doonnaa...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in si loo xusuusto saraakiisha ku geeriyootay dagaallada ka...