Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay...

0
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland oo garab ka helaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka...

Jabuuti oo martigelinaysa sannad-guuradii 25-aad ee kasoo wareegtay shirkii taariikhiga ahaa...

0
Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Khamiis ah martigelisay munaasabado dhowr ah oo lagu xusayay sanadguuradii 25-aad ee ka soo wareegtay shirkii nabadda ee Carta,...

UK oo digniin u dirtay maraakiibta ganacsi ee adeegsata biyaha u...

0
Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala marin-biyoodka u dhow xeebaha Soomaaliya, kaddib markii lagu arkay...

Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka socdaalka...

0
Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula yeelatay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka ee Finland oo uu hoggaaminayay...

Itoobiya oo sheegtay inay xaq buuxa u leedahay inay gaadho Badda...

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo uu kaga hadlay arrinta Badda Cas, kaas oo lagu sheegay...

Koonfur Galbeed oo qaaday tallaabo adag oo ka dhan ah dadka...

0
Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo dadka lagu eedeeyay in ay hurinayaan colaadaha...

Uganda oo ciidamo cusub usoo diraysa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

0
Dowladda Uganda ayaa maalmaha soo socda ciidamo cusub u soo diraysa gudaha Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya (AUSSOM). Ku-xigeenka Taliyaha...

Maxaa xiligan ka soconaya Dalka jabuuti?

0
Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanaya ee soomaaliya xasan sheikh maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay Garaan Dalka...

IGAD oo shaaca ka qaaday in in ka badan 3.5 milyan...

0
Urur-goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in in ka badan 3.5 milyan oo qof ay ku barakaceen guud ahaan dalalka xubnaha ka ah xaaladaha...

Kenya oo fashilisay weerar argagixiso oo Al-Shabaab qorsheynayeen inay ka fuliyaan...

0
Cutubka gaarka ah ee Special Operations Group (SOG) ee dalka Kenya ayaa guul weyn ka gaaray howlgal ay ku fashiliyeen weerar argagixiso oo ay...