Imaaraadka oo lagu eedeeyay inuu jebiyay xayiraadda hubka ee kooxaha hubaysan...

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta (UAE) horey u jebiyay xayiraadda hubka ee lagu soo rogay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, kadib...

Aabe iyo Wiilkiisa oo aano qabiil darteed loogu dilay gobolka Galgaduud

0
Waxaa sii kordhaya dilalka ku saleysan aanooyinka qabiilka ee ka dhaca inta badan deegaanada gobolada Galgaduud iyo Mudug, iyadoo sacaadahii lasoo dhaafay deegaan hoostaga...

Madaxweyne Saciid Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee 28-da Oktoobar 2025, kuna saabsan kala dirid Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida...

Puntland oo xal u raadinaysa dilalka aanooyinka la xiriira ee Gobolka...

0
Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa xal u raadinaysa dilalka aanooyinka la xiriira ee Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Siciid Deni ayaa kulan arrintaas...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay degmada Kaxda magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidanka dowladda ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada...

5,435 muhaajiriin Soomaali ah oo sanadkan tahriib ku galay qaaradda Yurub

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo DTM (Displacement Tracking Matrix) ayaa muujisay in inta u dhaxaysay Janaayo ilaa Agoosto 2025, ay...

Ra’isul Wasaare Xamse oo xilka ka qaaday mid kamid ah Wasiiradiisa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Wasiirkii Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf...

Labo khatar oo soo wajahday dadka rayidka ah iyo diyaaradaha mara...

0
Waxaa jirta khatar soo wajahday dadka rayidka ah iyo diyaaradaha. Dowladda dhexe ayaa gacan yar ka heysata magaalooyinka waaweyn iyo dekedaha, iyadoo ay weli...

Dhalinyaro Badan oo Tahriibtay ka Dib markii ay la kulmeen caddaalad...

0
Soomaaliya sanadihii ugu Dambeeyay waxaa aad ugu socday arin muran Badan dhalisay oo ah xaraashka dhulka Danta Guud, iyo kan ay shacabka Deganyihiin,Dhul Badan...

DHAGEYSO :Askari ka qaybgalay dagaalkii Itoobiya oo cabasho ka ah Xasan...

0
Abe xuseen ayaa fariin ku soo qortay dusha taas oo mujineysa in ay jirto dhibaato uu qabo. Waxaana farintas ay u qorneed sidaan' madaxweynaha jamuuriyada...