Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u dhisaysa ciidan badeed
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkey ayaa sii ballaarinaya iskaashigooda dhanka amniga, kaddib markii ay bilaabeen fulinta heshiis ciidan oo ay hore u wada galeen. Heshiiskan ayaa saldhig u ah...
Israa’iil oo Somaliland ka caawinaysa tababarka shaqaalaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa
Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda loo xulay inay ka qaybgalaan tababar heer sare ah...
Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho kadib fashilka wadaxaajoodyada dowladda iyo mucaaradka
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka tagay Muqdisho kaddib markii ay fashilmeen wadaxaajoodyadii u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Saraakiisha...
DEG DEG: Shirkii Villa Somalia oo fashilmay iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho
Xubnaha Golaha Mustaqablka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku dhowaaqay inay burbureen wada-hadalladii ay kula...
Midowga Afrika iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay nabadda dalal ay ku mid tahay...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta magaalada Adis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay Wafdi sare oo ka socday dowladda Sacuudiga,...
Maraykanka oo DFS & Mucaaradka ku booriyay in ay isu tanaasulaan
War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wadahadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, waxa ay bogaadisay hannaanka wadahadalka labada...
Madaxda Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada Muqdisho
Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa kulamo gar gaar ah kawada Magaalada Muqdisho si ay uga arrinsadaan qodobada labada dhinac ay is...
Raysal wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay diyaar garow miltari oo ka dhan ah burcad...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay gashay diyaar-garow milatari oo looga hortagayo burcad-badeednimada iyo argagixisada laga bilaabo cirifka Soomaaliya...
Uganda oo sagootisay ciidamo cusub oo loo dirayo Soomaaliya
Uganda ayaa si rasmi ah u sagootisay ciidamo cusub oo ka tirsan cutubka 12-aad ee ilaalada Qaramada Midooby, kuwaas oo loo dirayo Soomaaliya si...
Somaliland oo Mareykanka u soo bandhigtay macdan qaali ah iyo in ay siinayso saldhigyo...
Somaliland ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay Mareykanka la gasho heshiis la xidhiidha khayraadkeeda macdanta, isla markaana ay u oggolaato in Washington saldhigyo...









