Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay magaalada Adis Ababab kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.
Kulanka ayaa looga...
UK oo maxkamad soo taagaysa nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ka tirsan...
Dowladda UK ayaa maxkamad soo taagaysa nin looga shakisan yahay inuu yahay Daacish, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka safray UK una baxay Soomaaliya...
Farmaajo oo ka hadlay kulankii uu la yeeshay Deni iyo Axmed Madoobe, baaqna u...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan salaan iyo is-xog wareysi ah oo uu maanta la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada...
Warbixin Sirdoon: Saraakiil Suudaani ah oo Tababaraya Kun Askari oo ku sugan Galmudug
Warbixinno sirdoon ayaa shaaca ka qaaday in saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka Suudaan ay ka qeyb qaadanayaan tababarka ku dhowaad kun askari oo Soomaali...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynae Xasan...
DEG DEG: Madaxii DP World oo la eryay kadib fadeexaddii Epstein
Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog...
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in uu socdo heshiis ganacsi oo Itoobiya dhexmaraya
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu wado dadaallo uu maalgashi ugu raadinayo Somaliland, isaga oo xusay in uu doonayo in...
Midowga Afrika oo ku baaqay in si degdeg ah loo soo dadajiyo ciidamo iyo...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa si adag u adkeeyay baahida loo qabo in la soo dadajiyo helitaanka ciidamo ku filan...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo cambaareeyay is hortaag lagu sameeyay Sheikh Shariif iyo Rooble
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay is hortaag ay sheegeen in ciidamada ammaanku ku sameeyeen Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihii hore...
Turkiga oo sare u qaaday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya kaddib markii ay kordheen taageerrada Ciidan iyo tababarka ciidamada cusub ee loo...









