Soomaaliya & Turkiga oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Isgaarsiinta Elektarooniga ah

0
Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya & Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha & adkaynta Nidaamka Internetka sida lagu...

Wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo wajahan

0
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ka qaybgalaya shirka Dowladda iyo Mucaaradka u dhaxeeya. wararka qaar...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho ku toogatay Rag lagu eedeeyay in ay dilal...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Magaalada Muqdisho ku toogatay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen 4 qof, waxaa lagu...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Jarmalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Jarmalka,...

Cabdulfataax Alsiisi oo markale ku celiyay in ciidamo Masaari ah kusoo biiri doonaan Howlgalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdulfataax Alsiisi, ayaa Axaddii shaaciyay in dalkiisu uu sii wadi doono qorshaha uu ciidamo Masaari ah kaga mid noqonayo...

Xildhibaannada Mucaaradka oo ka digay sii socoshada wax-ka-beddel Dastuur oo aan heshiis lagu ahayn

0
Xildhibaanno Mucaarad ah oo la magac baxay Xildhibaanada Baarlamaanka xorta ah ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga digayaan tallaabooyin ay ku tilmaameen...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Hadallada Trump waxba kama beddeli karaan xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadallada nacaybka ah ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka sheego Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheikh...

Hirshabeelle oo shaacisay in 1.5 milyan oo ruux ay wajahayaan Abaar daran

0
Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Hishabeelle ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay amniga iyo arrimaha binu aadanimo ee ka taagan deegaannada Maamulkaasi. War-saxaafadeed...

Wasiir Cali Balcad: Dukumentiyada Epstein waxay muujinayaan faragelin shisheeye oo lagu carqaladeynayo wada-hadallada Somaliland

0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa si adag u adkeeyay mowqifka dowladda ee ku aaddan midnimada iyo...

Maxay kawada hadlayaan Madaxweyneyaasha Soomaaliya & Masar?

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa lagu wadaa in uu la kulmo dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay...