Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka Bakool
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ka wada deegaanada hoostaga degmooyinka Waajid iyo Xudur...
MW Tanzania oo Golaha Wasiirrada ka reebtay Wasiirkii Soomaaliga ah ee dhaqaalaha badan dalkaas...
Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan oo ku dhawaaqday Xukuumaddeeda ayaa Golaha Wasiirrada waxa ay ka reebtay Xuseen Maxamed Baashe oo Soomaali ah balse ku...
Xeer ilaalinta Qaranka oo baareysa muwadin Soomaaliyeed oo laga reebay duulimaadka Turkish Airways
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xaqiijiyay in uu bilaabay baaritaan rasmi ah oo la xiriira eedeymo la sheegay in loo geystay muwaadin...
Howlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen agagaarka deegaanka Moora gaabeey oo ka mid ah...
Duqeymo culus iyo weerar toos ah oo lagu qaaday ceelka Baarakalaah oo ah fariisin...
Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Ceelka Baarakalaah, oo ah fariisin...
Galmudug oo sheegtay in Maxkamad lasoo taagayo Nin ku eedeysan in uu dil ka...
Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cabdi Jaamac oo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah si Loo Badbaadiyo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu...
In ka badan 32 qof oo ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga...
Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (DR Congo) sida ay xaqiijiyeen...
𝗟𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮
Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli karaa dagaal, sabab la xiriirta hadallada adag...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xaqiijisay in la jabsaday xogta rakaabka isticmaalay Barnaamijka...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay...









