Somaliland: Cidna Naguma Qasbi Karto Cidda Aanu Xiriir La Yeelanayno

0

Somaliland ayaa sheegtay inay xaq buuxa u leedahay inay doorato dalalka iyo dhinacyada ay xiriirka la yeelanayso, iyadoo sheegtay in cadaadisyada uga yimaada Shiinaha iyo Soomaaliya anay waxba ka beddelin xidhiidhka ay la leedahay Taiwan, sida ay Reuters qortay. Hadalkan waxaa sheegay Wakiilka Somaliland ee Taiwan, Maxamuud Aadan Jaamac Galaal, xilli uu furayay xafiis cusub oo Somaliland ka hirgelisay magaalada...

Musharax Xildhibaan oo lagu dilay degmada Afgooye

0

Murashax da’yar oo u taagnaa doorashada Golaha Deegaanka degmada Afgooye, Suleyban Axmed Guudle, ayaa xalay lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Afgooye. Rag hubeysan ayaa rasaas waxay ku fureen Suleyban xilli uu ku sugnaa gudaha degmada Afgooye, ka hor inta aysan dableydii ka baxsan goobta. Marxuumka ayaa ku jiray diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka qeybgalka doorashada Golaha...

NISA oo gacanta ku dhigtay walxo kiimiko ah oo loo waday Al-Shabaab

0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo sida ay hay’addu sheegtay loo waday kooxda Al-Shabaab. NISA ayaa sheegtay in walxahan kiimikada ah ay ku jireen in ka badan boqol jirgaan, islamarkaana lagu qabtay howlgal daba-gal iyo baaritaan socday muddo. Sida lagu sheegay war ka soo baxay hay’adda,...

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay lo’da lagu daayo waddooyinka Muqdisho

0

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere, ayaa si rasmi ah u akhriyay go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), kaasi oo lagu mamnuucayo lo’da lagu sii daayo waddooyinka caasimadda. Go’aankan ayaa yimid kaddib wada-tashi uu guddoomiyuhu la sameeyay qoysaska dhaqda lo’da gudaha Muqdisho, iyo cabashooyin muddo dheer ka taagnaa caasimadda oo la xiriira...

Xiisad culus oo ka soo cusboonaatay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir

0

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad horleh oo markale kasoo cusboonaatay gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo dhawaan ay ku dagaalameen dowladda iyo mucaaradka. Xiisaddan cusub ayaa salka ku hayso burburin ay ciidamada Booliska haatan ka bilaabeen Buulo-goley ee degmada Cabdicasiis, kadibna waxay isku dhaceen dadka deegaanka, taas oo keentay isku dhac sababay khasaare kala duwan. Ciidamada Dowlada...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay gobolka Sanaag

0

Gobolka Sanaag Waxaa ka dhacay  shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu  sida ay goob joogeyaal xaqiijiyeen warbaahinta. Gaariga oo ahaa nuuca Baska ayaa waxaa la socday Ciyaartoy ka yimid magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyagoo ku sii jeeday magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen kuwaasi...

Weerar ka dhacay Mandera, Kenya iyo cida lagu tuhunsan yahay

0

Booliska gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa  hortagay weerar la sheegay inay soo qaadeen dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab, kadib markii koox hubeysan ay beegsadeen xero amni oo ku taalla deegaanka Lafey ee ismaamulka Mandera. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday booliska, weerarku wuxuu dhacay abaare 7-da fiidnimo, xilli ku dhowaad 10 nin oo hubeysan ay ka soo dhowaadeen...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay Dowladda Federaalka kuna saabsan qalab kalluumeysi oo la sheegay in la leexsaday

0

Jubbaland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si sharci-darro ah ula wareegtay ama u leexsatay shixnad qalab kalluumeysi ah oo sida la sheegay loogu talagalay in lagu qaybiyo dowlad-goboleedyada dalka. Wasiirka Kalluumeysiga ee Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in qalabkaasi aan weli gaarin meelihii loo qorsheeyay, isaga oo ku tilmaamay arrintaas mid ka hor...

Xasan Shiikh oo la filayo inuu maanta gaaro Jowhar

0

Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa maanta inuu gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Bulshada Deegaannada Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo sida qorshaha yahay 20 bishaan June ay ka dhaceyso Doorshada Goleyaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada. Sidoo kale,  u kuuragalida xaaladda deegaanka, isagoo...

Muqdisho oo caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah

0

Magaalada Muqdisho ayaa caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah, xilli ay taagan tahay xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa hoggaanka dowladda iyo mucaaradka. Sida ay shaaciyeen shirkadaha korontada ee BECO iyo isgaarsiinta Hormuud, waxaa caawa la sameyn doonaa hawlo farsamo oo saameyn doona adeegyada korontada iyo internet-ka. Shirkadaha Hormuud iyo BECO ayaa ogeysiisyo ay soo saareen ku wargeliyey shacabka...