Iiraan oo sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu ku yimid qoray caaraddii

0

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu yahay mid ku yimid qoray caaraddii isla markaana aanay ku dhallan hadal jileec iyo cabsi ay ka muujisay hubka & awoodda uu ku faanayo Dalkaasi sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas. Qoraal uu soo dhigay bartiisa X waxa uu ku sheegay in wadahadallada ay yihiin kuwo ay Iiraan uga cad-goosanayso cadawgeeda oo...

Ciidanka Laftagareen oo weeraray Baydhabo

0

Ciidamo ka amar-qaato Madaxweynihii laga saaray Magaalada Baydhabo, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saakay weeraray Saldhig Ciidanka DowladaFederaalka iyo kuwa Badbaadada Koofur Galbeed ay ku leeyihiin Duleedka Magaalada Baydhabo waxaana ka dhacay Dagaal culus. Dagaalka xooggiisa Ayaa waxaa uu ka dhacay dhinaca Suuqa Xoolaha labada dhinac waxay ku dagaalamayeen ku dhawaad saacad inkasta oo dagaalku joogsaday. Saraakiil katirsan Maamulka Kumeel-gaarka ah...

Hay’adda caalamiga ah ee IPI oo ka digtay kororka weerarrada iyo caburinta wariyeyaasha Soomaaliya

0

Hay’adda caalamiga ah ee International Press Institute (IPI) ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan waxa ay ku tilmaamtay weerarro sii kordhaya, xarig, handadaad iyo caburin loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed, gaar ahaan bishii May 2026. War-saxaafadeed ay hay’addu soo saartay ayaa lagu sheegay in xaaladda xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ay sii xumaaneyso xilli dalka ay ka socdaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo...

Muwaadin Mareykan ah oo lagu eedeeyey inuu si sharci darro ah ugu sugnaa Kenya oo qosol ku abuuray maxkamad ku taalla Nairobi

0

Muwaadin Mareykan ah oo lagu eedeeyey inuu si sharci darro ah ugu sugnaa Kenya ayaa qosol ku abuuray maxkamad ku taalla Nairobi Khamiistii ka dib markii uu sameeyey codsi aan caadi ahayn oo uu ku weydiistay Garsooraha in loo keeno "cunno wanaagsan" bedelkii caadiga ahaa ee ugali iyo kaabashka intii uu ku jiray xabsiga booliiska. Maxkamadaha Sharciga ee Milimani ayaa...

Diyaarado Dagaal oo duqayn ka fuliyay Gobolka Jubada Dhexe

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Dhexe ee Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan deegaanno hoostaga Degmada Jilib ayaa ku warramaya in halkaas ay ka dhaceen duqaymo diyaaradeed oo la sheegay in lagu beegsaday Xubno katirsan AS. Duqaynta oo iska kaashadeen Dowladda Federaalka iyo Dalalka ka gacansiiya fulinta weerarrada cirka ah ayaa ka dhacay deegaannadaaa hoostaga Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe. Ma...

Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah oo ku sii jeeday Kenya iyo Liibiya

0

Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal ka soo safray magaalada Muqdisho, kuwaas oo qorsheynayay inay uga sii gudbaan xadka Kenya si ay ugu sii socdaalaan dalka Liibiya. Howlgalka lagu qabtay dhalinyaradan ayaa ka dhacay koontaroolka laga soo galo magaalada Dhoobley, kaddib markii ciidamada ammaanku ay ka shakiyeen dhaqdhaqaaqooda...

Geerida Madaxweynihii hore ee Yemen Cabdirabbu Mansuur Haadi oo lagu dhawaaqay

0

Waxaa maanta geeriyooday Madaxweynihii hore ee Yemen, Cabd Rabbuh Mansur Hadi, isagoo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga, sida ay xaqiijiyeen ilo dhow oo ku sugan qoyskiisa iyo madaxda Yemen. Haadi oo jiray 81 sano ayaa muddo dheer la tacaalayay xaalado caafimaad, gaar ahaan xanuunno dhanka wadnaha ah, isagoo safaro caafimaad ku tageydalka Mareykanka, gaar ahaan...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul ka socda magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado

0

Warar dhiillo leh ayaa ka Taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ku saabsan qaabka loo wajahayo doorashada Galmudug. Ilo siyaasadeed ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud uu go’aan ku gaaray in musharraxa ay dowladda Federaalka taageereyso uu noqdo Liibaan Axmed Xasan, si loogu diyaariyo xilka Madaxweynaha Galmudug. Go’aankan...

Midowga Yurub oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada doorashooyinka Soomaaliya

0

Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu xiriir la leeyahay dhammaan dhinacyada isla markaana uu...

Turkiga Daneeste Mise Saaxiib muddo15 sano ah ka dib muxuu Soomaaliya u qabtay oo Hormar ah

0

Xildhibaan Abdi-Malik Abdalla oo ka mid ah Barlamaankii waqtiga ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa hore u yiri “ Marar badan Waxaa la sheegaa in Soomaaliya ay dalal kale walaalo la tahay, balse cid kale walaal lama ahan ee danteeda ayay walaal la tahay” Waa hadal xaqiiqo ah balse dadku aanu dareen buuxa u yeelan waxaasa tegi doontaa maalin soomaalida xoog...