Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku kulmaya Nairobi

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Dhiggiisa Kenya William Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in kulan saddex geesood ah ku yeeshaan Magaalada Nairobi. Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa xiriirka saddexdaan dal ee xuduud wadaagga ah, Amniga, Mustaqbalka ciidamada jooga Soomaaliya iyo arrimo kale sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow shirkaan ka qabsoomaya Magaalada Nairobi. Kahor...

Ciidamada Macawiisley & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

0

Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid & Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah. Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee Macawiisleyda ah ayaa sheegay in ay saddex jeer iska caabbin xooggan kala hortageen Al-Shabaab iyaga oo ugu danbayn dib uga baxay deegaannada qaarkood oo...

Sarkaal katirsan ciidanka Xoogga oo ku dhintay qarax miino oo lagula eegtay Shabeelaha Hoose

0

Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo ku magac dheeraa Sandhiiqo kana mid ah saraakiisha da’da yar ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ku dhintay Qarax la sheegay in uu noociisu ahaa Miino oo ku haleelay Deegaanka Nambar 50 Gobolka Shabeelaha Hoose, Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Sarkaalkaan waxaa uu kamid ahaa Dhallinyaro ku tababaray Xerada TURKSOM ee Magaalada Muqdisho, wararka ayaa sheegaya in miinadu haleeshay isaga...

Guddiga Maxabannaan ee Doorashooyinka oo ku dhawaaqay in ay billaabatay tirinta codadka la dhiibtay

0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in ay socoto tirinta codadka ay dhiibteen Dadkii ka codeeyay Doorashadii shalay ka dhacday ee Degmooyinka Gobolka Banaadir. Guddoomiye Cabdikariim ayaa xusay in saacado ay qaadan karto Natiijada maadaama goobo kala duwan laga codeeyay lagana soo qaaday sanaadiiqda codbixinta, waxa uu ballanqaaday ka guddi ahaan in marweliba ay Shacabka...

Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya

0

Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dagaalka ka dhanka ah ururrada Al-Shabaab iyo Daacish, inkasta oo faahfaahinta howlgalladaasi ay aad u kooban tahay. Ciidamada Mareykanka ayaa la shaqeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, iyaga oo fulinaya howlgallo gaar ah, talo-bixin militari iyo duqeymo cirka ah. Si kastaba ha...

Muqdisho Waxa ka dhacay waxay sawir khaldan ka bixinaysaa himilladii ay dadka reer Muqdisho ka qabeen doorasho qof iyo cod ah

0

Waxa maanta Muqdisho ka dhacay waxay sawir khaldan ka bixinaysaa, islamarkaana dhaawac wayn gaarsiiyay ruuxdii iyo himilladii ay dadka reer Muqdisho ka qabeen doorasho qof iyo cod ah, oo awoodda dib loogu celinayo shacabka. Doorashadu waa yididdiilo uu qof kasta oo Soomaali ahi ku taamayay muddo ka badan 50 sanno. Waxay ahayd naruurada keli ah ee ay shacabku ku naawilayeen...

Yay ahaayeen dadkii maanta lagu sheegay in ay codkooda dhiibteen

0

Marin habaabintii lagu sheegay doorasho golaha degmo ee ujeedkeeduna ahaa lacag Dhaqid (money laundering). Xogaha rasmiga ah ee aan ka helnay dadkii maanta lagu sheegay in ay codeeyeen waxay ahaayeen marka laga soo tago tiro aad u yar oo iskood u codeeyay, waxay ahaayeen 11,000 askari oo Boolis ah, 6,000 shaqaale rayid ah, 3,000 shaqaalaha Gobolka Banaadir ah, 1500 Nabadsugid...

Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay gobollada galbeedka Somaliland

0

Dagaal beeleed u dhexeeya laba beelood oo wada dega gobollada Salal iyo Awdal ee Somaliland, ayaa shalay iyo maanta ka dhacay gobolka Salal. Dagaalkan ayaa salka ku haya muran dhuleed oo u dhexeeya labada beelood. Guddoomiyaha xisbiga talada Somaliland haya ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo goor dhow warbaahinta la hadlay, ayaa beelaha ugu baaqay inay joojiyaan dagaalka. Inkasta...

Dad ku dhintay qarax ka dhacay dalka Nigeria

0

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii qarax xooggan uu ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada Maiduguri ee gobolka Borno, waqooyi-bari Nigeria. Booliiska ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday dadka rayidka Muslimiinta ah xilli ay ku sugnaayeen masjid u dhow aagga suuqa Gamboru ee magaalada Maiduguri. Afhayeenka booliiska gobolka Borno, Nahum Daso,...

Khubarada Qaramada Midoobay: Al-Shabaab weli waa khatarta ugu weyn ee amniga Soomaaliya iyo Geeska Afrika

0

Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn ee halis gelinaysa nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dalka Kenya. Khubaradu waxay carrabka ku adkeeyeen in inkastoo ay jiraan dadaallo ay wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ah ee lagula dagaallamayo kooxda xiriirka la leh Al-Qaacida,...