Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
704 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynae Xasan...

DEG DEG: Madaxii DP World oo la eryay kadib fadeexaddii Epstein

0
Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in uu socdo heshiis ganacsi oo Itoobiya...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu wado dadaallo uu maalgashi ugu raadinayo Somaliland, isaga oo xusay in uu doonayo in...

Midowga Afrika oo ku baaqay in si degdeg ah loo soo...

0
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa si adag u adkeeyay baahida loo qabo in la soo dadajiyo helitaanka ciidamo ku filan...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo cambaareeyay is hortaag lagu sameeyay Sheikh Shariif...

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay is hortaag ay sheegeen in ciidamada ammaanku ku sameeyeen Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihii hore...

Turkiga oo sare u qaaday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya

0
Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya kaddib markii ay kordheen taageerrada Ciidan iyo tababarka ciidamada cusub ee loo...

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo maanta soo gaaray Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta u qaabilsan Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmiga, Dr. Maxamed Walac Acmar...

Axmed Madoobe: “Muqdisho Marti Kama Nihin ee Dowladnimada Soomaaliya ayaan badbaadineynaa

0
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in imaanshihiisa Muqdisho uu salka ku hayo ilaalinta jiritaanka dowladnimada Soomaaliya iyo raadinta xal waara...

Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Hoose ee Burco oo Musuqmaasuq Loo Xiray

0
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland ayaa xabsi dhexe ee magaalada Burco u taxaabay toddoba masuul oo ka tirsan Dawladda Hoose ee Degmada Burco, kuwaas...

Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh Digniin Culus u Diray

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku wado arrimaha dastuurka iyo jihada siyaasadeed...