Bashiir Abdulahi
MW Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado in uu la...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo madaxda Dalka Carbeed ee Qatar kaddib markii uu xalay...
Labada Aqal ee BFS oo maanta kulan ka leh Ajande labadii...
Golaha Shacabka iyo Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii saddexaas oo xiriir ah isku dayaya kulan looga...
Abiy Axmed oo waddamada jaarka ka codsaday in ay ka caawiyaan...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ku aaddan xoojinta is-dhexgalka Geeska Afrika iyo in si nabad, wada-xaajood iyo is-afgarad...
Madaxweyne Laftagareen: Lama ogolaanayo cid Wiiqeysa Amniga iyo Awoodda Maamulka Koonfur...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si adag uga digay isku day kasta oo lagu carqaladeynayo amniga, xasilloonida iyo nidaamka maamul...
Madaxweynaha Jubaland oo kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka...
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada...
Somaliland oo xal u raadinaysa dagaal beeleed ka aloosan gobollada galbeedka
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Khamiistii u diray 10 xildhibaan gobollada Awdal iyo Salal, halkaas oo uu si goos-goos ah uga...
Xildhibaanno heer Federaalka ah oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay dagaalladii ka...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay mas’uul ka tahay dagaalladii cuslaa ee labadii maalmood ee...
Kenya oo dib u furtay xuduudda Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee...
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee qaadka (miraa), tallaabo taariikhi ah oo...
Duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Jubada Dhexe
Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo difaacay kordhinta weerarrada cirka ee...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay taageero muhiim ah oo ka awoodda ISIS isla markaana...









