Bashiir Abdulahi
Netanyahu oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Somaliland Kadib Aqoonsiga Rasmi Ah
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa si rasmi ah u ku dhawaaqay in Somaliland loo aqoonsaday dowlad madax-bannaan oo leh madax-bannaani buuxda. Tallaabadan taariikhiga...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku kulmaya Nairobi
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Dhiggiisa Kenya William Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in kulan saddex geesood...
Ciidamada Macawiisley & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Deegaanno katirsan Gobolka...
Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid & Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen...
Sarkaal katirsan ciidanka Xoogga oo ku dhintay qarax miino oo lagula...
Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo ku magac dheeraa Sandhiiqo kana mid ah saraakiisha da’da yar ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ku dhintay Qarax la sheegay in...
Guddiga Maxabannaan ee Doorashooyinka oo ku dhawaaqay in ay billaabatay tirinta...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in ay socoto tirinta codadka ay dhiibteen Dadkii ka codeeyay Doorashadii shalay ka...
Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya
Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dagaalka ka dhanka ah ururrada...
Muqdisho Waxa ka dhacay waxay sawir khaldan ka bixinaysaa himilladii ay...
Waxa maanta Muqdisho ka dhacay waxay sawir khaldan ka bixinaysaa, islamarkaana dhaawac wayn gaarsiiyay ruuxdii iyo himilladii ay dadka reer Muqdisho ka qabeen doorasho...
Yay ahaayeen dadkii maanta lagu sheegay in ay codkooda dhiibteen
Marin habaabintii lagu sheegay doorasho golaha degmo ee ujeedkeeduna ahaa lacag Dhaqid (money laundering).
Xogaha rasmiga ah ee aan ka helnay dadkii maanta lagu sheegay...
Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay gobollada galbeedka Somaliland
Dagaal beeleed u dhexeeya laba beelood oo wada dega gobollada Salal iyo Awdal ee Somaliland, ayaa shalay iyo maanta ka dhacay gobolka Salal. Dagaalkan...
Dad ku dhintay qarax ka dhacay dalka Nigeria
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii qarax xooggan uu ka dhacay masaajid ku yaalla...









