Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
705 POSTS 0 COMMENTS

Howlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka...

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen agagaarka deegaanka Moora gaabeey oo ka mid ah...

Duqeymo culus iyo weerar toos ah oo lagu qaaday ceelka Baarakalaah...

0
Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Ceelka Baarakalaah, oo ah fariisin...

Galmudug oo sheegtay in Maxkamad lasoo taagayo Nin ku eedeysan in...

0
Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cabdi Jaamac oo...

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah...

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu...

In ka badan 32 qof oo ku geeriyootay miino ay ku...

0
Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (DR Congo) sida ay xaqiijiyeen...

𝗟𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮

0
Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli karaa dagaal, sabab la xiriirta hadallada adag...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xaqiijisay in la jabsaday xogta...

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay...

Howlgallo lagu dilay in kabadan 50 Dagaalame Al shabaab ah oo...

0
Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kumaandooska Danab ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ballaaran ka dhacay tuulooyin...

Bixinta Kaararka Codbixinta ee doorashada golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo ka...

0
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimadda Muqdisho, taas oo astaan u ah tallaabo muhiim...

Booliiska Puntland oo ka hadlay gabar 14 jir ah oo lagu...

0
Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir ah ay qiratay dilka Saabiriin Saylaan...