Bashiir Abdulahi
Xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay ayaa saacadihii la soo dhaafay...
Xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhex dhalatay Xisbiga Cadaaladda iyo Wadjirka (JSP), kadib markii garab kamid ah...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo qaaday talaabo la xariirta dilalka iyo...
Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo...
Puntland oo dishay sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa miinooyinka
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooyinka, kaas oo la sheegay inuu ka dambeeyay dhowr qarax...
Dhulka ay Al-Shabaab ka qabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya intii uu xilka...
Tan iyo markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib ugu soo laabtay xukunka Soomaaliya bishii May 2022, dowladda uu hoggaamiyo waxay bilowday dagaal lagu sheegay...
Saddex eedeysane oo loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn...
Nin lagu dilay Hargaysa iyo eedaysanihii falka geystay oo baxsaday
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum Maxamed Baashe Xasan, ka dib markii uu fal...
Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay
Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee...
Macawiisley &Kooxda Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Galgaduud
Ciidamado katirsan Macawiisleyda deegaanka ah ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanno...
Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka muwaadiniintooda u safraan Hindiya
Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu badan ee muwaadiniintooda u safraan dalka Hindiya, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday Wasaaradda...
Puntland oo Qatar ku eedeysay inay ka dambeysay dilkii madaxii DP...
Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa, oo magaalada Bosaso lagu dilay...









