Bashiir Abdulahi
Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu...
Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel, uu sheegay in Soomaaliya ay hadda noqotay...
Ra’iisul wasaare Xamse oo u jawaabay Donald Trump
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay hadalladii dhaleeceynta ee dhawaan ka soo yeerayay Madaxaweynaha Dowladda Mareykanka, Donald Trump.
Ra’iisul wasaaraha...
Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale si adag uga hadlay burburinta ay weli...
Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si toos ah ugu weeraray bulshada Soomaalida...
Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya...
Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo...
Wasiirkii Difaaca Nigeria oo is casilay
Wasiirka Difaaca Nigeria, Mohammed Badaru Abubakar, ayaa xilka iska casilay sababo caafimaad, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada.
Iscasilaaddiisa waxay ku soo beegmaysaa xilli dalka ay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusub ee Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (G-MCQ), kaddib markii...
Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal...
Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad, xilli ay...
Dhaca Mobilada oo maalintii ah oo ku sii kordhaya Degmada...
shacabka ku nool Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa hasyta dhibaato ay kala kulmaan ciidamada dowladda soomaaliya iyo dhar cad ah.
maalinkasta waxaad arkaysaa gudaha...
Shil sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Shil sababay dhimashada Haweeney la sheegay in ay ahayd 60 jir oo lagu magacaabo Maryan Maxamuud Culusow ayaa xalay saq dhexe ka dhacay Degmada...









