Xiisad ayaa ka Taagan xaafadda buula maaxaay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, Dadka ku nool halkaas ayaa waxaa ay ka cabanayaan in ciidamada Dowlada ay ku wargeliyeen in Dhulkooda sida ugui Dhaqsiyaha Badan ugu Guuraan.
Shacabka ayaa adeegsanayay dhagaxyo, halka...
Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay wadatashi kasoo sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay.
Wadahadalkaan waxaa diiradda lagu saarayaa arrimaha Siyaasadda, Doorashooyinka, Dastuurka iyo kuwo kale waana kuwa...
Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa sheegay in UK ay taageersan tahay horumarka ay gaadhay dekedda Berbera, iyo in la meel mariyo heshiis xamuul oo dhex mara Somaliland iyo Itoobiya, sida uu hore u sheegay...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay kulan magalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah bulshada gobolka Banaadir, ayaa si kulul uga hadlay wax ka beddelka dastuurka federaalka, isaga oo su’aal geliyay cidda uu u adeegayo dastuurka uu sheegay...
Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ay sii kala fogaanaya iyadoo labada dhinac ay si cad ugu kala aragti duwan yihiin qodobo asaasi ah.
Mowqifka Golaha Mustaqbalka
1. Dastuurka Qaranka
Golaha Mustaqbalka wuxuu ku adkeysanayaa in Dastuurka ku-meelgaarka ah ee 2012 uu yahay...
Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka Degmadaas, xiisaddaan waxa ay saamayn taban ku reebtay Garoonka Cusub ee Diyaaradaha Magaaladaas.
Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba, Ibraahim Maxamed Ibraahim (Laysaamow) oo...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa hakisay shaqada qaar ka mid ah diyaaradaha ka hawlgala Soomaaliya, kaddib kormeerro lagu ogaaday khaladaad farsamo iyo u hoggaansanaan la’aan heerarka ay dejisay hay'adda Duulista adduunka (ICAO).
Go’aankan ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinayo...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamada gaargaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ay uga arrinsanayaan qodobada miiska saaran ee la xiriira Doorashada Dalka, Dastuurka iyo sii wadista fadhiyadooda.
Shirka oo qabsoomay Arbacadii iyo Khamiistii ayaa Jimcihii...
Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in barnaamijyadeeda gargaar ee badbaadiya nolosha malaayiin qof ay istaagi karaan toddobaadyada soo socda, haddii aan si degdeg ah loo helin dhaqaale ku filan oo lagu sii wado...
Bellarmine Robert Mugabe oo ah wiilka uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Dalka Zimbabwe ayaa lagu xiray Dalka Koofur Afrika kaddib markii looga shakiyay isku day, waxaana uu wajahaya dacwad ka dhan ah ficilkaas sida lagu xusay warbixinta Booliiska.
Wiilkaan oo...









