Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi Galbeed ayaa Cabdiraxmaan Cirro ku eedeeyay in uu dhibaato xooggan uu geliyay Deegaannada Maamulkaas. Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa soo saartay digniin sharci oo ku saabsan burburin ka socota dhulkeeda ku yaal Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Sida ay Jaamacadda kusoo saartay war-saxaafadeed ayaa waxa ay ku sheegtay in falalka burburinta ah ee lagu...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga laabatay oo baabi’isay waarankii xarigga ee horay loogu soo saaray Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Warqad kasoo baxday xafiiska Maxkamadda ayaa sheegtay in go’aankan uu ku saleysnaa dacwadda ciqaabta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaral Odowaa Yuusuf Raage, sida lagu caddeeyay go’aan rasmi ah oo ka soo baxay Golaha Wasiiradda. Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa xilka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qiray in mucaaradku ay qabaan walaac la xiriira habka loo maray dib-u-eegista Dastuurka, isagoo sheegay in wax-ka-beddellada la soo jeediyay si degdeg ah loogu gudbiyay Baarlamaanka, isla markaana aysan jirin wadatashi ku...
Maraykanku ayaa Soomaaliya ka fuliyay 23 duqeyn tan sanadkan, kuwaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Daacish, sida ay sheegtay AFRICOM. Afhayeenka AFRICOM, Major Mahalia Frost, ayaa sheegay in kororka weerarrada uu la xiriiro dadaal ballaaran oo Maraykanku ka wado qaaradda...
Afhayeenka QM Stéphane Dujarric ayaa sheegay in la bilaabay Qorshe Gargaar Bani’aadannimo oo Soomaaliya loogu talagalay sannadka 2026, kaas oo ku kacaya $852 milyan. Lacagtan waa 40% ka yar tii la codsaday sannadkii hore, waxaana lagu caawinayaa 2.4 milyan...
Xaalad adag iyo jahwareer ayaa maanta ka taagan xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Hargeysa, halkaas oo ay kulan wadajir ah ku leeyihiin xildhibaannada labada Gole. Kulankan oo aan weli si rasmi ah u furmin ayaa waxaa hareeyay buuq ay sameynayaan...
Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta fadhi wadajir ah ka leh cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhowaan lagu wareejiyay Guddiga u qaabilsan dastuurka. Xildhibaannada & Senatarrada ayaa ku kala aragti...
Booliiska Dalka Maraykanka gaar ahaan kan Minneapolis ayaa xiray Nin weeraray Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka qaybgalaysay kulan dadweyne oo looga doodayay culayska ka dhashay howlgallada & rabshadaha is dhinac socda ee Gobolka Minnesota. Ninkaan la qabtay ayaa soo aaday...