Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in toban bisha Abril uu fidin doono gogol ay ku sheegeen mid lagu badbaadinayo dowladnimada Soomaaliya, kaddib markii ay sheegeen in Madaxweynaha Soomaaliya uu diiday in heshiis laga gaaro doorashooyinka dalka, isla markaana muddo-xileedka...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa fagaare ku yaalla degmada Galdogob ee gobolka Mudug ku soo bandhigay meydka nin lagu eedeeyay inuu afar habeen ka hor dilay nin shacab ah oo safar ah, isla markaana dhaawacay laba qof oo kale oo...
Hal nin oo burcad badeed ah ayaa ku geeriyooday, dhowr kalena way ku dhaawacmeen kadib markii koox burcad-badeed Soomaali ah ay iska caabin kala kulmeen doon kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Iran, taasoo ku sugneyd xeebta degmada Eyl. Kooxda burcad-badeedda...
Madaxweynaha  Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa baaq nabadeed u diray dad dagaal shalay ku dhexmaray deegaannada Waqdariya iyo Shidan ee hoos taga degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dadka dirirtu dhex martay in ay si degdeg...
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay dejisay qorshe cusub oo xal u noqon kara xakamaynta tahriibayaasha Afrika ka taga ee sanadihii u dambeeyay usii qulqulayay Dalkaas, waxaana ku bixi doonna dhaqaale xooggan oo ay kala kaashanayso dalal dhaca Qaaraddaan. Xukuumadda...
Ku dhowaad 6.5 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya heerar sare oo gaajo ah, halka in ka badan 1.8 milyan oo carruur ah ay halis ugu jiraan nafaqo-darro ba’an, sida lagu sheegay warbixin ay si wadajir...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib u habeyn ku sameeyay Hoggaanka Ciidanka Cirka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah. Isbadelka ayaa saameeyay taliska Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo loo magacaabay Sarreeye Guuto Cabdirisaaq...
Madaxweynihii dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale weerar dhinaca afka ah ku qaaday labada Xildhibaan ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka ee kala ah Ilhaan Cumar iyo Rashiida Tlaaib. Qoraal uu bartiisa Truth Social ku baahiyay ayuu labadaasi Xildhibaan ku...
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah