Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka...

0
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale si adag uga hadlay burburinta ay weli...

Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku...

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si toos ah ugu weeraray bulshada Soomaalida...

Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya...

0
Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo...

Wasiirkii Difaaca Nigeria oo is casilay

0
Wasiirka Difaaca Nigeria, Mohammed Badaru Abubakar, ayaa xilka iska casilay sababo caafimaad, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada. Iscasilaaddiisa waxay ku soo beegmaysaa xilli dalka ay...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusub ee Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (G-MCQ), kaddib markii...

Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal...

0
Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad, xilli ay...

Dhaca Mobilada oo maalintii ah oo ku sii kordhaya Degmada...

0
shacabka ku nool Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa hasyta dhibaato ay kala kulmaan ciidamada dowladda soomaaliya iyo dhar cad ah. maalinkasta waxaad arkaysaa gudaha...

Shil sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Shil sababay dhimashada Haweeney la sheegay in ay ahayd 60 jir oo lagu magacaabo Maryan Maxamuud Culusow ayaa xalay saq dhexe ka dhacay Degmada...

Maamulka Trump oo Beegsanaya Dadka Kasoo Jeeda “Dunida Saddexaad” oo Soomaalidu...

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si rasmi ah xayiraad dhinaca socdaalka ah ugu soo rogay dhammaan dadka muhaajiriinta ah ee Maraykanka ka soo gala...

Qaramada Midoobay oo shaqada ka joojisay 680 shaqaale ah oo uga...

0
Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tan iyo bilowgii 2025 shaqada ka joojiyay in ka badan 680 shaqaale, sababo la xiriira yaraanta...