Deegaanno katirsan Gobolka Nugaal oo abaar darteed looga barakacay
Deegaanno katirsan Gobolka Nugaal ee Dowlad-Goboleedka Puntland waxaa dadka degen saamayn taban ku reebay abaar, waxa ay qoysaska qaar billaabeen in ay isaga tagaan...
Koox hubaysan oo Nin da’ ah ku dishay Magaalada Caabudwaaq ee...
Koox aan haybtooda la garan isla markaana hubaysnayd ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ku dishay Allaha u naxariiste Cabdi...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo feejignaan sare ka gashay kiisaska xanuunka Marburg...
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa shaaciyay in Wasaaradda Caafimaadka iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH Somalia) ay si dhow ula...
Wafdi ka socda DFS oo u safray dalka Masar
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Odowaa Yuusuf Raage, iyo saraakiil kale oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Bilowday Dhageysiga Dacwadda Sarkaal Sare oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Idris Maxamed Sheekh (Abuu Cabbaas), oo ah...
Qaramada Midoobay ayaa billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya
Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaankiisa ku egtahay ilaa bisha October ee sannadka 2026.
Shiraa’id...
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dil toogasho ah ku riday Rag ku...
Maxkamada Racfaanka gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug oo maanta fariisatay racfaankii ay dhawaan soo qaateen qareenada difaacaya rag ku eedeysan iney dileen Hooyo iyo...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Maamulka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Xawaadley, waxaa...
Doorasho ka dhacday Garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee...
Garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacday doorashada Gudoonka Sare ee Midowga Wakiilada Duulimaadyada iyo dalxiiska Jubaland.
Dorashadan...
Mareykanka oo sheegay inuu kordhiyay duqeymaha ay ka geystaan gudaha Soomaaliya
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkan ay ka badan yihiin kuwii sannadkii hore.
Sida...









