Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal beeleed ka dhacay xadka gobolada Hiiraan iyo...

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal beeled geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kasoo ka dhacay xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan...

Siyaasadda Soomaaliya ee is-daba joogga ah waxay u badan tahay inay...

0
Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu si buuxda ula socdaa in waqtiga ka haray xilligiisa labaad uu hadda ka yar yahay 166 maalmood. Waxa kale...

Idaacadda Marka FM Somalia oo Ku dhawaaqday in si ku-meel-gaarka...

0
Ku: Warbaahinta, Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha & Bulshada Soomaaliyeed Ujeeddo: Ku dhawaaqidda joojinta ku-meel-gaarka ah ee howlaha Idaacadda Marka FM Somalia Taariikh: 29-11-2025 Goobta: Marka, Shabeellaha Hoose Idaacadda Marka...

Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulanka bilaha ah ee bulshada...

0
Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulanka bilaha ah ee bulshada, caddaaladda iyo amniga Jubbaland, kaasi oo si rasmi ah uu u daahfuray Wasiirka Wasaaradda...

149 Xildhibaan oo laga jarayo gunnada bishaan

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aanay...

DHAGEYSO :NISA oo kordhisay dhibaatada ay ku heyso shacabka Muqdisho

0
Ciidamo katirsan Nabad Sugida Soomaaliya ee NISA, ayaa billaabay bilihii u danbeeyey in ay dhibaateeyaan dadka leh ganacsiga yar-yar, gaar ahaan kuwa waratada ah...

Kenya oo dacwad ka gudbisay Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga...

0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo...

Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya & Morocco?

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah...

Isbitaakii Hooyada iyo Dhalaanka Jowhar oo isku Badalay Kawaanka Hooyada iyo...

0
Waxaa Sii kordhaaaya Saameynta Hooyada iyo Dhalaanka ay kala kulmayaan Dhaqaatiirta ku Sugan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka IMC ee magaalada Jowhar. Dhaqaatiirtaan qaarkkod oo aan...

Warqad rasmi oo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya

0
Company sharci yaqaan oo ka diiwan gashan maxkamada cadaalada ee Eest Africa Una dooda dadka ayaa warqad rasmi usoo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya. Warqada...