Trump oo xoogga saaraya dhaqangelinta go’aamada ka dhanka ah Soomaaliya &...

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxa Hay’adda Dhalashada iyo Socdaalka Mareykanka (USCIS), Joseph Edlow ku caadinaya in uu qaado tallaabooyin degdeg ah oo ka...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisii oo lagu dilay...

0
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay nawaaxiga degmada...

Puntland oo sheegtay in ay dhinac walba ka cunaqabataysay Daacish

0
Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin buuraleyda Calmíska, si looga...

Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada...

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jira...

Diyaarado dagaal oo waraaqo digniin ah ku daadiyay degmada Jamaame...

0
Wararka ka imanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay waraaqo digniin ah ku daadiyeen degmadaasi, xilli Ciidanka Xoogga...

Waa imisa tirada Qaxootiga ajnabiga ah ee ku sugan gudaha Somalia?

0
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha...

Maxaa looga hadlay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada, kaas oo ka qabsoomay xarunta guddoonka iyo guddiyada Baarlamaanka...

Militeriga Guinea-Bissau oo talada dalkaasi la wareegay iyo khalalaase siyaasadeed oo...

0
Dalka Guinea-Bissau ayaa wajahaysa qalalaase siyaasadeed kadib markii koox saraakiil ciidan ah ay ku dhawaaqeen in ay si buuxda ula wareegeen awoodda dalka, maalmo...

Doorashada hoosaadka xisbiga JSP oo Madaxweyne Hassan Sheikh oo computer ku...

0
Doorashada hoosaadka xisbiga JSP oo Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa computer ku soo kala saaranaya xubnaha u galaya doorashada golaha Deegaanka Khilaafka ka jiro ee...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Jamaame

0
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa kaabiga ku haaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay gacanta ku...