Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-shabaab ay qaadan karaan Kaarka NIRA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga dalka ay u xaqiijiyeen in kooxda Al-Shabaab ay ku amartay xubnaheeda inay isdiiwaangeliyaan, islamarkaana ay...
Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya
Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay bixinta aqoonsiga qaxootinimo ee dadka kasoo carara dalalka aan hadda...
Wararkii Ugu Dambeeyay Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed...
Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu dilay tuulo u dhaxeysa deegaanada Xalfooley iyo Ceel baraf...
Munaasabad ay ka qeyb-galeen madaxda dowladda Jubaland oo lagu...
Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuwuuqul Insaanla ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah u daah-furay ololaha 16-ka Maalmood ee Ka Hortagga Tacaddiyada ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u safray Dalka Morocco ee Waqooyiga Qaaradda Afrika kaddib markii...
Shil gaari oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka...
Hal askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo darawal mooto bajaaj ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garowe.
Shilka ayaa...
Shacabka Muqdisho oo ka cabanayo Lacago xad dhaaf oo xoog looga...
Dadka xaafadaha magaalada Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa...
Afar(4) sano oo ka qasaartay Soomaaliya!.
Afarta (4)sano ee dhammaadka ah oo hoggaanka dalka uu hayay Madaxweyne Xassan Sheikh waa afar sano oo qasaartay sida ay ay qabaan qaar ka...
Muuqaal-dubahii Himilo TV, oo Maxkamadda Gobolka Banaadir si rasmi ah...
Muuqaal-dubaha Himilo TV, Cabdulahi Maxamed Cali “Saawey” oo Maxkamadda Gobolka Banaadir si rasmi ah u soo daysay, ayaa maanta si sharci–darro ah loogu diiday...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal beeleed ka dhacay Shabeelaha Dhexe
Dagaal beeleed sababay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca in ka badan 2 ruux ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Tuulooyinka Garaash & Moyko oo...








