Hay’adda Tadamun oo fulinaysa mashruuc laga dhagax dhigay Duleedka magaalada...

0
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Dhiriq iyo Madaxa Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Arrimaha Bin-aadantinimada ee Afrika, Dr....

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay dad ku eedeysan jirdil...

0
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Cabdikariin iyo Shukri...

Puntland oo dil ku xukuntay haweeney dishay gabar 14 jir ah

0
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay dishay marxuumad...

Puntland oo bandow kusoo rogtay degaanada ku dhow togga Baallade

0
Puntland ayaa bandow kusoo rogtay degaannada ku dhow togga Baallade, iyadoo gaadiidka loo fasaxay oo keliya inay saacado kooban u socdaan deegaanka Tasjiic iyo...

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku heshiiyey soo dhisada Sheekh Shariif

0
Waxaa mudooyinkii ugu Dambeeyay ka socday magaalada Nairobi ee caasimada kenya waxaa ka socday shirar u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo sidoo kale Madaxda maamulka...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo furaya shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furaya shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ay ka qaybgalayaan culimo dalka iyo dibadda isaga...

Maxaa ku dhacaya Xildhibaanka, haddii xasaanadda laga qaado?

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa inay Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka weydiisato in xasaanadda laga qaado Xildhibaano ku lug leh colaadda...

Shacabka ku nool Degmada jowhar oo Dhibane u ah Al-Shabaab

0
Xaalad Quus ah ayaa ka Tagaan magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle iyadoo ay istaageen Baabuurtii Ka shaqeyn jirtay Gudaha magaalada jowhar iyo Banaankeeda...

Puntland oo xabsiga dhigtay sarkaal hay’adda socdaalka oo loo haysta tahriibinta...

0
Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda magaalada Garowe ee Puntland, kaddib markii lagu eedeeyay inuu...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag kasoo saartay dhacdooyinkii naxdinta...

0
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho ah xabsi ciidan iyo sii deysmo...