Daawo”’Xiisad saaka ka taagan Degmada Heliwaa iyo dadweynaha oo hortaagan kooxda dhul boobka Xasan...
Xiisad ayaa ka Taagan xaafadda buula maaxaay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, Dadka ku nool halkaas ayaa waxaa ay ka cabanayaan in ciidamada Dowlada...
Wadahadalka Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo goordhow ka furmaya Villa Somalia
Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay wadatashi kasoo sameeyeen saacadihii...
Dowladda Ingiriiska oo dhiirrigelisay in Somaliland iyo Itoobiya gaadhaan heshiis ganacsi
Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa sheegay in UK ay taageersan tahay horumarka ay gaadhay dekedda Berbera, iyo in la...
Madaxweynaha Puntland: “Dastuur ay malmalooqayaan Xasan Sheikh iyo Aadan Madoobe ma noqon karo mid...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay kulan magalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah bulshada gobolka Banaadir, ayaa si kulul uga hadlay wax...
kala aragti duwanaanshaha Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo u muuqda mid sii kala...
Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ay sii kala fogaanaya iyadoo labada dhinac ay si cad ugu kala aragti duwan yihiin qodobo asaasi ah.
Mowqifka Golaha...
Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka Degmadaas oo ka...
Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka Degmadaas, xiisaddaan waxa ay saamayn...
Dowladda Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameysay qaar kamid ah diyaaradaha ka howlgalla dalka
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa hakisay shaqada qaar ka mid ah diyaaradaha ka hawlgala Soomaaliya, kaddib kormeerro lagu ogaaday khaladaad farsamo iyo u...
Kulamada gaargaarka ah ee Madaxda DF & Mucaaradka oo ka socda Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamada gaargaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ay uga arrinsanayaan qodobada miiska saaran ee la...
WFP oo ka digtay hakad ku yimaada howlaha gargaar ay kawado Soomaaliya
Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in barnaamijyadeeda gargaar ee badbaadiya nolosha malaayiin qof ay istaagi karaan toddobaadyada soo...
Wiil uu dhalay Mugabe oo lagu xiray Koofur Afrika kaddib markii lagu eedeeyay isku...
Bellarmine Robert Mugabe oo ah wiilka uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Dalka Zimbabwe ayaa lagu xiray Dalka Koofur Afrika kaddib markii looga shakiyay isku...









